piecemeal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
piecemeal
/piis miil/ (adj) mid-mid loo sameeyo ama loo fuliyo (midba markiisa la sameeyo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pincement
pincement, n.m. - marka geedka laamaha laga jaro si laama cusubi ugu soo baxaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
phenomenal
/finomanal/ phenomenally; (adj) 1. cajiib ah (heer sare ah) 2. la dareemi karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phénoménal
phénoménal, adj. - la yaab leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pieusement
pieusement, adv. - si caabudid leh.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
cereal
(n) (m) a seed or grain high in starch and carbohydrates.
mishaari diyaar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cereal
/siiriyal/ (n) 1. heed (badar badanaa laga sameeyo qamadiga oo lugu quraacdo) 2. dhir miroodka, sida galleyda qamadiga,bariiska.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
cereal
/siiriyal/ (n) 1. geetho misgheethy amy mera lahaku guruthaw. 2. mishaariyi lyky afbillaawythaw.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hiémal
hiémal, adj. - geedaha baxa xiliga qaboobaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pincée
pincée, n.f. - far iyo suul dhexdooda.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Decimal
Tobanle
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
decimal
/dhesamal/ (n) jajab-tobanle (tobanleey, sida tirada .5, .37 iwm).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Decimal
Tobantooyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
décimal
décimal, adj. - Jajab tobanle.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Heemaal
(Heemaal-ka)
Habsami iyo qaab-wanaag.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
heemaal
m.l 1. Dhiil la culay oo caano lagu garooriyey marka laga shubo murudka ku hara. 2. Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin. 3. (-lo, m.dh) Agagaar.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
heemaal
m. n. beauty, beautiful form ~ style
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
heemaal
-ka: (magac, lab, keli) habsamida iyo qaabwanaagga. Heemaalka iyo quruxda gabadha waa lala ashqaraaray. Dh: habsami, hanaan joog, qaab wanaag.
heemaal -ka: (magac, lab, keli) wax yar ama dindin yar oo wax ka soo hadhay. Dh: dindin, goror, qarroor.
heemaal -ka: (magac, lab, keli) jaantus caddaynaya fikrad la daahfurayo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
heemaal
de: beauty, beautiful form ~ style
lx: heemaal
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: heemaal
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
piacére
v.intr. - jeclaansho, ka helid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pinceau
pinceau, n.m. - burushka wax lagu riinjiyeeyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precede
/prisiidh/ (v) ka hor dhicid (ka hor marid), ka horreeya.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
precede
v.tr., horay, naga horay.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dheemaal
(fal) gellin kol ay tahay, socdaal samee.
dheemaal -ka: (magac, lab, keli) gellin danbe ilaa habeenkii socod.
dheemaal -ka: (magac, lab, keli) eeg dhaameel.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pectoral
pectoral, adj. - ku saabsan laabta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pictural
pictural, adj. - sawirida iyo midabyaynta la xidhiidha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
piécette
piécette, n.f. - lacag sanuud ah yar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précéder
précéder, v. - ka horeeya; hortiis yimaad
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
venereal
(adj) pertaining or related to or transmitted by sexual contact.
cudurada lagu kala qaado galmada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fièrement
fièrement, adv. - islaweyni.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
percement
percement, n.m. - dhexgalka ama daloolinta.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
piece (n)
jhow
gawal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
piecework
/piis werk/ (adj) shaqo kunturaad ah (shaqo lacagta lugu bixiyo hawsha la qabto, ee aan lugu bixin saacadaha la shaqeeyo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
placement
/pleysmant/ (n) meelayn (meel habboon ku hubsasho).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Placement
Meelayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
placement
placement, n.m. - dhigidda; dhaqaalo haysashada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precedent
/presadant/ (n) 1. fal horay u dhacay tixraacid (fal hore cuskasho, si arin joogta go'aan looga qaato) 2. fal horay u dhacay (isagoo kale horay loo arkay).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précédent
précédent, adj. - gudbay la soo dhaafay
précédent, n.m. - tusaale loo soo qaato wax tagay.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
precèdere
v.tr. - ka horeyn, ka hormarid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
directement
directement, adv. - Si toos ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
piteusement
piteusement, adv. - si naxdin leh.