pickpocket
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pickpocket
/pik pokit/ (n) jeeb siibe (qofka dadka jeeb siiba, badanaa meelaha buuqa ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pick-pocket
pick-pocket, n.m. - tuugta yaryar aan wax wayn xadin; jeeb-siib.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
jeebsiibe
-jeebsiibaka: (n) pickpocket (pik po-kit); thief (thiif) ~ tuugo
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
tuug
-ga: (n) thief (thiif), crook (kuruuk); burglar (boor-galar); pickpocket; thug (thaag)
tuug -ay / tay: (n) beg (beeg); cadge (kaaj); solicit (soli-sit); plead (piliidh); entreat (en-tiriit) ~ bari —Syn: crave, beseech, implore, importune —tuugid -da: (n) the act of begging ~ baryo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pick out
/pik awt/ (v) 1. doorasho (la bixid) 2. ka dhex arkid (dad dhexdiis ka dhex aqoodid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ricochet
ricochet, n.m. - kasoo boobid sida kubbad gidaar lagu dhuftay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pick over
/pik owvar/ (v) kala shaandhayn (xulasho inta xunna layska reebo, inta fiicana lala baxo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
disc jockey
/dhisk joki/ disk jockey; (n) qofka saxuunta muusigga saara (dhii-jeey).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
disk jockey
/dhiski joki/ (n) eeg disc jockey.