ereyga

photointerpretation

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

photointerprétation

DHAN

photointerprétation, n.f. - sawirka dayuuradu qaado oo inta la darso kaarto loo rogo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

non-intervention

DHAFANDHAAF

non-intervention, n.f. - Soo dhexgelid la'aan.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Point of Intersection

DHAFANDHAAF

Wadaagsin

waa la naqliyay ✓