photogenic
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photogenic
/fowtajenik/ (adj) masawirada ku qurxoon (sawirada ku soo baxa).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photogénique
photogénique, adj. - masawirka si fiican ugu soo baxa.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fotogènico
agg. qof sawir ku qurxoon.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pathogenic
(adj) capable of causing a disease.
cudur buu keeni karaa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photométrie
photométrie, n.f. - qalab loogu tala galay in lagu cabbiro ifka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photosensible
photosensible, adj. - u jilicsan iftiinka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
homogène
homogène, adj. - isku mid ah
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Isotonic
Cadaadia isku mid ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
phonetic
/fanetik/ phonetically; (adj) 1. la xiriira codadka iyo ku dhawaaqooda 2. si hikaad ah wax u qorid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phosgène
phosgène, n.m. - curiye ka samaysan labada curiye ee oksid-karboon iyo koloor, waa neef khatar ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
platonic
/platonik/ platonically;(adj) xiriir saaxiibtinimo oo caadi ah (jacayl saaxiibtinimo oo hawo gaabsi iyo mid guur midna aan lahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apologetic
/aapolajetik/apologetically; (adj) in aad gof dareensiisid in aad ka xun tahay sida wax u dhaceen ama khalad aad gashay; ka xumaansho. e.g. She was apologetic about her absence at the meeting.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
homogenize
/homajenays/ (v) isku-jaad ka dhigid, siiba caanaha subagooda si-siman loogu qaybiyo si aysan u kala-qaybsamin.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
iatrogenic
(adj) resulting from the activity of physicians.
waxay shaqada dhakhtarku keentay
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photocopie
photocopie, n.f. - sawiridda; xaashi sawirro.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Photograph
Musawir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photograph
/fowtagraaf/ (n) 1. masawir (sawir kaamaro lugu qaaday) 2. masawir ka qaadid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
photograph
n., sawir, -ki.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Photometre
Footoobeeg
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Photometry
Footoobeegid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photographie
photographie, n.f. - sawir (kaamarad lagu qaaday).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Homocentric
Isku-xuddun
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
homogénéisé
homogénéisé, adj. - isu ekaysiin.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Honogametic
Homogasmetik
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photocopier
/fowta kopiyar/ (n) mashiinka warqadaha lagu sawiro ~ makiinadda nuqul samaynta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photocopier
photocopier, v. - sawirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photographe
photographe, n.m. - qofka wax sawira.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
photophobia
(n) abnormal visual intolerance of light.
iftiin ka cabsi sida marka indhuhu ku xanuunaan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
primogènito
s.m. - curad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
protagonist
/prow taaganist/ (n) 1. taageere (siiba qadiyad, fikrad iwm) 2. isku-duwe (qof hawl fulinteeda oday ka ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photographier
photographier, v. - masawirid; sawirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photothérapie
photothérapie, n.f. - ku daawaynta cudurrada iftiinka.