photocopier
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photocopier
/fowta kopiyar/ (n) mashiinka warqadaha lagu sawiro ~ makiinadda nuqul samaynta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photocopier
photocopier, v. - sawirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photocopieur
photocopieur, n.m. - makiinad ama qalabka wax lagu sawiro; wax lagu badiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photocopie
photocopie, n.f. - sawiridda; xaashi sawirro.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dheege
n. photocopier
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photocopy
/fowtakopi/ (n) nuqul ama koobbi ah (warqad aan asalkii ahayn, ee sawir ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polycopier
polycopier, v. - darsi qoran oo isku xidhan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photographier
photographier, v. - masawirid; sawirid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photographer
/fowtagraafar/ (n) masawir-qaade.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Phototropism
Ifraac
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fotocòpia
s.f. - nuqul sawir.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polycopié
polycopié, n.m. - badinta ama sawirka la sawico warqadaha.; la footokoobiyeeyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protocole
protocole, n.m. - naqliga ama qoraalka hore ee heshiis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phonologie
phonologie, n.f. - cilmiga dhawaaqyada hadalka; barashada cod (dhawaaq); is beddelka shaqalka shaqal ama shibbane.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
philosopher
/filosafar/ (n) qofka falsafadda yaqaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philosopher
philosopher, v. - doodid; munaaqasho; la sheekaysto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photographie
photographie, n.f. - sawir (kaamarad lagu qaaday).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protocolaire
protocolaire, adj. - heshiiska la socda
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Photochemistry
Footookimikada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hôtelier
hôtelier, adj. - qofka aqoonta u leh ee maamula huteelada.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
otoscope
(n) a device used to examine the ear.
aalad dhegta lagu baadho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
policier
policier, adj. - la xidhiidha booliska; ka mid ah booliska
policier, n.m. - qof ka tirsan ciidaanka booliska; askari booliska ka tirsan; dable booliska
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
protocol
/prowtakool/ (n) hab-maamuus hab-raac, siiba hab-maamuuska siyaasadda iyo kan dowliga
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Protocol
Hab maamus, Borotokool
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
recopier
recopier, v. - mar labaad qorid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
estropier
estropier, V. - naafayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
horoscope
/hooraskowp/ (n) burjiga ama xiddiga qofka oo laga qiyaaso cilmi-falaga oo lugu saleeyo dhalashada qofka. e.g. My horoscope says that I'll become wealthy one day.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
horoscope
horoscope, n.m. - cilmul falak.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pétrolier
pétrolier, adj. - la xidhiidha saliidda qayriin.
pétrolier, n.m. - maraakiibta qaada saliidda iyo waxyaabaha la shito; farsamayaqanta saliidda qodida.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
podologie
podologie, n.f. - cilmiga cudurada cagaha gala iyo daawadooda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prototype
/prowtatayp/ (n) farsamada koowaad ee shayga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prototype
prototype, n.m. - tusaalaha ugu horeeya wax la rabo in la sameeyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
helicopter
/helikoptar/ (n) helikobtar (diyaarad yar oo qummaati u kacda).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
homologuer
homologuer, v. - isudhignaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
participer
participer, v. - saami qaadid; ka qayb galid; ka qayb qaadasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philologie
philologie, n.f. - cilmiga (sayniska) dabeecadda iyo horumarka afka (luqad) ama af gaar ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philosophe
philosophe, n.m. - qofka nolol dagan ku nool mashaakilkiisana xalin kara.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phonologue
phonologue, n.m. - aqoon u leh cilmiga dhawaaqyada hadalku.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photogenic
/fowtajenik/ (adj) masawirada ku qurxoon (sawirada ku soo baxa).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Photometre
Footoobeeg
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
piétonnier
piétonnier, adj. - u gaar ah dadka lugta ah; jidka ay maraan dadka lugta ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poinçonner
poinçonner, v. - calaamayn; dalooli nta tigidhka tareenka lagu raaco.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
particulier
particulier, adj. - wax qof u gaar ah.
en particulier - siiba; gaar ahaanba.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philosophie
philosophie, n.f. - falsafad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photographe
photographe, n.m. - qofka wax sawira.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photométrie
photométrie, n.f. - qalab loogu tala galay in lagu cabbiro ifka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
photophobia
(n) abnormal visual intolerance of light.
iftiin ka cabsi sida marka indhuhu ku xanuunaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
proctologie
proctologie, n.f. - takhtarka aqoonta u leh cudurada dabada gala sida booba siirka ame coormaalayda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photothérapie
photothérapie, n.f. - ku daawaynta cudurrada iftiinka.