philosophie
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philosophie
philosophie, n.f. - falsafad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philosophe
philosophe, n.m. - qofka nolol dagan ku nool mashaakilkiisana xalin kara.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philosophique
philosophique, adj. - la xidhiidhi falsafada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philosophale
philosophale, adj. - wax helitaankiisu aanu suuro gal ahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
philosophy
/filosafi/ (n) fal-safad.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Philosophy
Falsafad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
philosopher
/filosafar/ (n) qofka falsafadda yaqaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philosopher
philosopher, v. - doodid; munaaqasho; la sheekaysto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philologie
philologie, n.f. - cilmiga (sayniska) dabeecadda iyo horumarka afka (luqad) ama af gaar ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philologue
philologue, n.m. - aqoonyahanka dabeecadda iyo horumarinta afka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photocopie
photocopie, n.f. - sawiridda; xaashi sawirro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photographie
photographie, n.f. - sawir (kaamarad lagu qaaday).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philotechnique
philotechnique, adj. - cilmiga u badalidda aqoonta si dadku u wada gartaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Hiloobid
(Hiloobid-da)
Dal hore oo la joogi jirey ama qof horay loo yiqiin aragtidi ama u tegiddi jeclaysasho; xiisaqabid; buseelid; daltabyood.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hiloobid
m.f.dh eeg hilow².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hiloobid
-da: (magac, dhedig, keli) wax la jeclaa oo araggiisa laga raagay sida qof ama dal, aragtidiisa u xiisid. Dh: xiisid.
hiloobid -da: (magac, dhedig, keli) dal hore oo la joogi jirey ama wax horay loo yiqiin aragtidii jeclaysasho; buseelid; daltabyood.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Holosoic
Quudasha xayawaanle
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Phosphor
Foosfor
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pilosité
pilosité, n.f. - timo meel walba kasoo baxa; timo badan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
filosofia
s.f. - falsafad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philippin
philippin, adj. - reer Filibiin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
philology
/filolaji/ (n) cilmiga qoridda iyo horumarinta luqadaha.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Phosphate
Botash
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phosphore
phosphore, n.m. - curiye hurdi ah oon bir ahayn waxaa kamid ah dhibcaha saacadaha habeenkii mugdiga ifa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pilosisme
pilosisme, n.m. - tim kasoo baxa meel aan caadi ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polycopié
polycopié, n.m. - badinta ama sawirka la sawico warqadaha.; la footokoobiyeeyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philatélie
philatélie, n.f. - ururinta tigidhaha boostada; 'balwad' (hiwaayad).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phonologie
phonologie, n.f. - cilmiga dhawaaqyada hadalka; barashada cod (dhawaaq); is beddelka shaqalka shaqal ama shibbane.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
rhinoscope
(n) an instrument used to examine the nasal passages.
aaladda lagu eego dulalka sanka gudahooda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hypotrophie
hypotrophie, n.f. - nafaqo darro; nafaqo yaraan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
philologist
/filolajist/ (n) caalimka qarista luuqadaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photocopier
/fowta kopiyar/ (n) mashiinka warqadaha lagu sawiro ~ makiinadda nuqul samaynta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photocopier
photocopier, v. - sawirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philanthropie
philanthropie, n.f. - la xidhiidha jecaylka ninka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photographier
photographier, v. - masawirid; sawirid.