philately
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
philately
/filaatali/ (n) faran-kaboollo aruurinta (tigidhada boostada aruurin, hiwaayad ahaan).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Philately
muunad tigidh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philatélie
philatélie, n.f. - ururinta tigidhaha boostada; 'balwad' (hiwaayad).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lately
/leytly/ (adv) ayaamahaan dambe (gadaalahaan) e.g. Have you seen Sheik Abdi lately?
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
lately
ad., beri dhoweed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philateliste
philateliste, n.m. - qofka tigidhaha boostada uruuriya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ultimately
/altamitli/ (adv) ugu dambayntii.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
upholstery
/apholistari/ (n) 1. xirfadda dahaar-gelinta (siiba kuraasta iwm) (n) 2. foodaraha ama dahaarka kuraasta lugu dahaaro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
philanthropy
/filaanthrapi/ (n) naxariis badan (qof dadkoo dhan naxariista oo deeqsi ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
chilly
/jilli/ (adj) dhaxan (qaboow badan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dilate
/dhayleyt/ (v) fuurid, bararid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flatly
/flaatli/ (adv) aslanba, si cad ama qayaxan. e.g. He flatly denied it.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hiatal
hiatal, adj. - daloola; banaan.
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Hilaal
name-m crescent, new moon
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hilare
hilare,adj. - farxad dagdag ah.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
palate
(n) the roof of the mouth consisting of a bony front, the hard palate, backed by the fleshy soft palate.
dhanxanagga
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
palate
/paalit/ (n) 1. dhab-xanagga (afka saqafkiisa kore) 2. dareenka wax dhadhaminta (dha-dhamin).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
palate
n., danxanag, -gi, dangalax, -i, hardhadh, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pilage
pilage, n.m. - tumid; sida marka masagada la tumo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pilote
pilote, n.m. - qofka dayuuradda kiciya, fariisiya; qofka markabka soo xidha ama kaxeeya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pirate
/payrit/ (n) 1. qof ama burcad badda dhexdeeda wax ku dhaca 2. qofka buug qof kale iwm amar la'aan daabacda (hanti qof kale ku tagrifala).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pirate
pirate, n.m. - budhcad ka qawlaysata badaha ama dayuuradaha af duuban.
pirate de l'air - budhcadda dayuuradaha afduubta.
emetteur-pirate - raadiye qawlaysata ah oo aan sharci ahayn.
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Dhilane
name-m peeled, husked; handsomeness (tall and slender)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
dilater
dilater, v. - Fidid; kala bixid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
piloter
piloter, v. - kaxayn; wadid (dayuuradda).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pirater
pirater, v. - budhcadayn.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Plateau
Dul
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plateau
/plaatow/ (n) 1. taag (meel dhulkeedu sarreeyo) 2. shiiqid (marka wax hor u kacoodu joogsado) ~ gabaabsi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plateau
plateau, n.m. - wax siman.
plateau de balance - miisaan.
en bois ou en métal, servant au transport - saxan balaadhan oo raashin kala nooc ah lagu rido.
scène de théâtre - meesha majaajilada lagu sameeyo.
terme géologique - dulo.
plateau continental - baddu meesha ay ka gaaban tahay marka barriga loosoo dhawaado.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
private
/prayvit/ (adj) 1. khaas ah (gaar loo leeyahay) 2. qarsoodi (sir ah).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Private
Khaas, Gaar
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
private
a., qarsoon; talk in private, faq.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shapely
/sheypli/ (adj) qaab-qurxoon (hannaan fiican leh).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
chélater
chélater, v. - Xidhiidhiye.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
diilaley
m.dh Darbad d.: dabayl xoog leh oo hadba dhinac ka timaadda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hilarity
/hilaarati/ (n) minqax (qosol badan iyo ciyaar).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
princely
/prinsli/ (adj) ee amiirnimo (amiirnimo ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
philology
/filolaji/ (n) cilmiga qoridda iyo horumarinta luqadaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
primarily
/praymeerali/ (adv) ugu horayn.