perspectif
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perspectif
perspectif, adj. - cad; muuqda; rajo leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perspective
/perspektiv/ (n) muuqaalka (sida wax u sawiran. yihiin ama u muuqdaan) 2. dhan kasta ka eegid (arin dhan kasta laga fiiriyo, si go'aan fiican looga gaaro).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perspective
perspective, n.f. - hadaf ama ujeedo; muuqda; rajo iyo mustaqbal yeelan kara.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perspective
n., muuq, -i.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
respectif
respectif, adj. - dhawrid; ku saabsan qof walba.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perceptif
perceptif, adj. - la xidhiidha qabashada ama fahmida.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
péripétie
péripétie, n.f. - isbadal lama filaan ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persecution
/persi kyuushan/ (n) caddibaad, saxariirin (xagga diinta, dhaqanka, midabka iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persécution
persécution, n.f. - walaacida walbahaarida; xumaato iyo argagaxin joogta ah oo qof lagu hayo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
persecution
n., silic, -i.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prospection
prospection, n.f. - baadhis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prospective
prospective, n.f. - cilmiga barashada waxa soo socda iyadoo oo la cuskanayo cilmiga dhaqaalaha iyo sayniska
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
électif
électif, adj. - qofka la doorto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éruptif
éruptif, adj. - burkaan.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Perfect
Dhan, taam
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Perfect
Dhaliil tiran
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perfect
/perfikt/ (adj) perfection; 1. fiican (xumo ka hufan) 2. kaamil ah; ebyoon (aan waxba ka maqnayn, iinna aan lahayn) 3. ku habboon 4. sax ah.
perfect: /perfekt/ (v) hagaajin (sii fiicnayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perfect
a., dhan; the perfect work, shuqulkii dhamaa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
respect
/rispekt/ (v) 1. xushmayn (tixgelin) 2. la tixgeliyo (la eego qodobada qaarkood).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
respect
respect, n.m. - ixtiraam; ixtiraamid; xushmeyn ay cabsi ku jirto.
manque de respect - ixtiraam daro
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
respect
n., naamuus, -ti, murwad, -di; v.tr., maamuus, murwad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
effectif
effectif, adj. - dhab.
effectif, n.m. - dhabnimada
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
perpètuo
agg. - joogto ah, aan dhammaad lahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prospect
/prospekt/ (n) 1. rajo (rajayn) 2. aragti (fiirin). prospective/praspektiv/ (adj) laga raja qabo (la filayo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sélectif
sélectif, adj. - xul; doorasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
correctif
correctif, adj. - La saxi karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perfectly
/perfiktli/ (adv) 1. si sax ah (oo aan in yar oo khalad ah ku jirin) 2. si dhammaystiran (kaamil ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persecute
/persi kyuut/ (v) cadaadin ama saxariirin (siiba qofka oo wuxuu rumaysan yahay lugu caddibo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persécuté
persécuté, adj. - qof mar kasta aaminsan in isaga loo danleeyahay oo la xumaynayo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
persecute
v.tr., silci.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persuasif
persuasif, adj. - awood u leh in uu qof wax ka dhaadhiciyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pervertir
pervertir, v. - qof la kharibo; laaluush la baro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préventif
préventif, adj. - ka taxadarid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
productif
productif, adj. - wax soo saara; faa'iido leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
respecter
respecter, v. - ixtiraan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perfection
perfection, n.f. - qayb ugu fiican; ugu sarraysa muhiim loo baahan yahay.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perfection
n., dhamaad, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persécuter
persécuter, v. - qabid walbahaar joogta ah; qabid mar walba in la xumaynayo; xumayn iyo argagxin joogto ah oo qof lagu hayo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persecutor
/persi kyuutar/ (n) dhibbane (qofka dhibta la gaarsiiyey).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perspicace
perspicace, adj. - fahmo badan; waxa dadka badidiisu aanay garan karin garta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prospecter
prospecter, V. - baadhid macdan; biyo batrool; raadin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prospectus
/praspektas/ (v) warbixin qoraal ah (siiba xayiisiin leh, oo iskuul ama meel-ganacsi iska qoraan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prospectus
prospectus, n.m. - xaashi qoraal ah oo warbixin leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
respecting
/rispektin/ (prep) la xiriira (khuseeya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
respective
/rispektiv/ (adj) midba kiisii (mid walba kiisii, mid-mid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perspicacité
perspicacité, n.f. - aad u caqli iyo cilmi badnaan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perspicacity
n., nejisnimo, -adi.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Perspiration
Dhidid
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
perspiration
(n) sweating; the functional secretion of sweat.
dhidid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perspiration
/perspareyshan/ (n) dhidid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perspiration
perspiration, n.f. - dhidid yar; la yare dhidido.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perspiration
n., dhidid, -ki; being in perspiration, huursan, dhididsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perfectible
perfectible, adj. - fiicnayn kara.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
peripatetic
/perapatetik/ (adj) socod badan (guur-guurid badan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prospecteur
prospecteur, adj. et n. - qofka macdanta, biyaha ama batroolka baadha
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prospettiva
s.f. - yididiilo, mustaqbal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persévération
persévération, n.f. - ku adkaysiga.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perspicacious
/perspikeyshas/ (adj) indheer-garad ah (fahma badan).