personally
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
personally
/pesanali/ (adv) qof ahaan (shakhsi ahaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
personality
/persanaalati/ (n) dabeecad (dabciga qofka guud ahaan) 2. qof caan ah (macruuf ah).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
personale
agg. - gaar ahaaneed, shaqsiyadeed.
s.m. - shaqaale.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
shakhsi ahaan
(adv) personally (peer-so-naali) ~ qof ahaan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
personalità
s.f. - shaqsiyad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
persóna
s.f. - qof, shakhsi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
personnel
/persanel/ (n) shaqaale (shaqaalaha meel ka wada shaqeeya).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
personnel
personnel, adj. - qof u gaar ah (lee yahay).
personnel, n.m. - dad isku meel ka shaqeeya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
personnalité
personnalité, n.f. - shakhsiyadayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
impersonale
agg. - aan qof lahayn (naxwe).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pensionable
/penshanabal/ (adj) qof xaq u yeelan kara lacagta hawl-gabka.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
personaggio
s.m. - shakhsi weyn.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
personal foul
dembi shakhsi
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
personalmente
avv. - shakhsi ahaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
personnaliser
personnaliser, v. - u gaar ka yeelid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
personnalisme
personnalisme, n.m. - hab ama falsafad ay muhimadiisu tahay qofka beni aadanka ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
penalty
dembi, ganaax, rigoore
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
penalty
/penalti/ (n) 1. ganaax (ciqaab) 2. rigoore (ganaaxa lugu xukumo khaladka ciyaar yahanka, oo ah darbo gool-walaha lugu laado).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Penalty
Ciqaab, cedsiin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
personne
personne, n.f. - qof.
en personne - qof ahaan.
personne, pron, ind, sing. - qof ah nin, naag ama caruur.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
probably
ad., malaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
seasonal
/siisanal/ (adj) xilli ku aaddama (xilli gooniya dhaca).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
verbally
/verbali/ (adv) hadal-ahaan (oraah ahaan, oo aan qoraal ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
partially
/parshali/ (n) qayb ahaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
perdonare
v.tr. - saamixid, cafiyid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pardonable
/pardhanabal/ (adj) la saamixi karo (la cafin karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
personnage
personnage, n.m. - shakhsiyad muhiim ah; qof muhiim ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
physically
/fisikali/ (adv) 1. jir ahaan (jismi ahaan) 2. muuqaalka guud (muuqa kore).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reasonable
/riisanabal/ reasonably; (adj) 1. macquul (caqli-gal) 2. waxgarad ah (qof mac-quul ah, oo hadalkiisa sabab ku saleeya).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reasonable
ad., miyirsan, miyir qaba; be reasonable, miyir qab.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
seasonable
/siisanabal/ (adj) xilligeedii ah (waqtigeedi ku yimid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
essentially
/esanshalli/ (adv) 1. aasaas-ahaan, asalkaba (adj) 2. xaqiiqdii, run-ahaantii.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impersonate
/impersaneyt/ impersonation;(v) iska yeel-yeelid (qof kale iska dhigdhigid, isku ekaysiin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impersonnel
impersonnel, adj. - aan gaar ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pardonnable
pardonnable, adj. - loo dambi dhaafi karo; la cafin karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
permanently
/permanantli/ (adv) si joogto ah (waligeed).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Antipersonale
Miint dad lays