perquisite
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perquisite
/per kwasit/ (n) gunno; buro (waxyaabaha mushaarka ka saa'id ka ah, sida guri, gaari iwm).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
perquisire
v.tr. - fatashid, baarid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prerequisite
/prirekwasit/prerequisites; (n) shardi u ah (shardi ku xiran)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exquisite
/ikiskwisit/ (adj) 1. heer-sare ah, aad u-fiican (adj) 2. aad u-daran, sida xanuun daran oo kale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
requisite
/rekwasit/ (adj) 1. daruuri ah (wax layska rabo oo hawl ama arin looga baahan yahay) 2. dalab ah (dalab samayn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perquisition
perquisition, n.f. - marka maxkamadu iyada oo wax baadhaysa meel qabsato mudadu waxay socota 6 illaa 21 saac.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perchiste
perchiste, n.m. - qofka isboortiga ah ee usha ku booda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persuasive
/par sweysiv/ (adj) qancin badan (awood wax ka dhaadhicin leh).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perversité
perversité, n.f. - xumida; niyo xumida; musuqmasugnimada.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
perquisizióne
s.f. - fatash, baaritaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
percussióne
s.f. - garaacid(da).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
périodicité
périodicité, n.f. - wixii xili xili u soo baxa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
erudite
/eryudhayt/ (adj) wax-yaqaan, qof aqoonta hibo u-leh. e.g. My uncle was an erudite man.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
permute
v.tr., is dhaafi, la is dhaafi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persist
/parsist/ (v) 1. ku adkaysasho (ra'yi isku dhajin) 2. jirid (wax jira ahaansho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
persist
v.i., adkaw, si adag u wad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
derisive
/dhiraysiv/ (adj) jees-jees ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
esquisse
esquisse, n.f. - sawir-gacmeed dhakhso loo sameeyey.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Parasite
Dulin
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
parasite
(n) an organism that grows, feeds, and lives on or in another organisms, usually harmful to the other organism.
ku dul noolasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
parasite
/paarasayt/ (n) 1. dulin (noole ku dul nool noole kale) 2. dhiig-yacab (qofka maalka dadka kale ku nool).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parasite
parasite, n.m. - qof aan shaqaysan oo qof kale ku dul nool; daris ku nool.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perfidie
perfidie, n.f. - khaa'inimada; wax isdabamarinta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porosité
porosité, n.f. - daldalool leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réussite
réussite, n.f. - guul
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
squisito
agg. - macaan, dhadhan fiican leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fertilité
fertilité, n.f. - barwaaqada.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inquisire
v.tr. - baarid, fatashid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nervosité
nervosité, n.f. - Dareennimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pérennité
pérennité, n.f. - dabeecada wixii aan dhamaan ama wakhti dheer socda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perfusion
perfusion, n.f. - marka qof inta silinge lagu taago dhacan (nurxur) ama dhiig lagu shubo..
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persister
persister, v. - ku madax adaygidda badalid la'aanta aan qofku isbadbadalin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persuasif
persuasif, adj. - awood u leh in uu qof wax ka dhaadhiciyo.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pertussis
(n) an acute, highly contagious infection of the respiratory tract, causing a harsh cough in children.
cudur ku dhaca carruurta qufac xunna keena
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pervasive
/parveysiv/ (adj) fidi og; (dhakhso u faafi og).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précipité
précipité, adj. - baqidda; kala go'idda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prolixité
prolixité, n.f. - khaladka uu lee yahay waxa farabata
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
proximité
proximité, n.f. - agagaarka; aan ka fogayn
à proximité de - u dhaw
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
puérilité
puérilité, n.f. - carruurnimo; falaad carruureed leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
servilité
servilité, n.f. - u dhaga nuglaan wax walba oo la warsado; baari ah (addoonka)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
percussion
/perkashan/ (n) 1. isku-dhac (is-hardin) 2. durbaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
percussion
percussion, n.f. - jugta; hardida; marka laba wax isku dhacan.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Percussore
Irbad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
permissive
/permisiv/ fasixid xad dhaaf ah (wax kasta u fasixid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perpétuité
perpétuité, n.f. - abad.
à perpétuité - ilaa iyo abad (sida qof marka lagu xukumo cimri abad).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perplexité
perplexité, n.f. - aan laga jawaabi karin; arin adag oo jawaabteedu dhib tahay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persuasion
/par sweyshan/ (n) 1. qalqaalo (qalqaalo iyo ku dirqin wax uga dhammayn) 2. mabda' ama caqiido.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persuasion
persuasion, n.f. - ka dhaadhicinta.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
persuasion
n., sasab, -ki, sasabniin, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préciosité
préciosité, n.f. - safay; qaali ah; qiimo badan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perméabilité
perméabilité, n.f. - biyo sii daynta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perspicacité
perspicacité, n.f. - aad u caqli iyo cilmi badnaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impétuosité
impétuosité, n.f. - dabciga daganaanshiyo la'aanta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inquisiteur
inquisiteur, adj. - qof maxkamad ka socda oo wax raadinaya (qof dambi galay).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parturiente
parturiente, n.f. - naag dhalaysa.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Periodicity
Kalgalnimo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
perplessità
s.f. - shaki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préretraite
préretraite, n.f. - soo hormarin waqtigii shaqada laga fadhiisan lahaa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
requisition
/rikwasishan/ (n) dalab (dalbasho).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Requisition
Dabid, Waydiisad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réquisition
réquisition, n.f. - lagala wareego hantidiisa; xoolihiisa lala wareego
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pénétrabilité
pénétrabilité, n.f. - is dhex gal ah.