perplexite
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perplexité
perplexité, n.f. - aan laga jawaabi karin; arin adag oo jawaabteedu dhib tahay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perplexe
perplexe, adj. - su'aal ama mushkilad ay adag tahay sida looga jawaabo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
perplessità
s.f. - shaki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perplex
/par pleks/ perplexed; (v) hal-xiraalayn (maskaxda ka wareerin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prolixité
prolixité, n.f. - khaladka uu lee yahay waxa farabata
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perpétuité
perpétuité, n.f. - abad.
à perpétuité - ilaa iyo abad (sida qof marka lagu xukumo cimri abad).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
deplete
/dhipliit/ (v) yarayn (dhimid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
eremite
(hermit), n., nin gooni ah, cidla fadhiya, cidla deg ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précité
précité, adj. - horay loo sheegay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
replete
/ripliit/ (adj) 1. buuxa (uu ka buuxo) 2. dharagsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expedite
/ekspadhayt/ (v) de-dejin, ku-dhakhsasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hérédité
hérédité, n.f. - dhaxal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pénalité
pénalité, n.f. - ciqaabidda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perceive
/persiiv/ (v) 1. garasho (kasid) 2. arkid (indhaha ku fahmid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perceive
v.tr., arag, dareen.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
permeate
/permi eyt/ permeation; (v) ku fidid (wada saamayn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prétexte
prétexte, n.m. - sabab ka dhigasho
sous prétexte que - isaga oo ku marmarsanaya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sérénité
sérénité, n.f. - daganaan; fudayd la'aan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
serpènte
s.m. - mas, halaq.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
apoplexie
apoplexie,n.f. - Miyir doorsan; maan rogmad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expletive
/ekspletiv/ (n) erey habaartan, ama caytamid ah, sida nacallaa, hoogay iwm. e.g. She uttered several expletives when she realized she had missed the bus.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
explicite
explicite, adj. - cad; muuqda; qeexan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pérennité
pérennité, n.f. - dabeecada wixii aan dhamaan ama wakhti dheer socda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
péripétie
péripétie, n.f. - isbadal lama filaan ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
perplèsso
agg. - shakisan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persecute
/persi kyuut/ (v) cadaadin ama saxariirin (siiba qofka oo wuxuu rumaysan yahay lugu caddibo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persécuté
persécuté, adj. - qof mar kasta aaminsan in isaga loo danleeyahay oo la xumaynayo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
persecute
v.tr., silci.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pervenire
v.intr. - imaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
puérilité
puérilité, n.f. - carruurnimo; falaad carruureed leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paraplégie
paraplégie, n.f. - caga beelid; marka qofku uu caga beelo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
périphérie
périphérie, n.f. - wareega; gaafaha; dhinacyada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perpetrate
/perpatreyt/ perpetration; (v) dembi gelid (debmi samayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perpetrate
v.tr., fal.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perpetuate
/parpejuweyt/ perpetuation; (v) 1. sii daba dheerayn (sababid in wax sii socdaan) 2. xafidaad (ilaalin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perquisite
/per kwasit/ (n) gunno; buro (waxyaabaha mushaarka ka saa'id ka ah, sida guri, gaari iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perversité
perversité, n.f. - xumida; niyo xumida; musuqmasugnimada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paraplégique
paraplégique, adj. - cagoole.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
périphérique
périphérique, adj. - la xidhiidha dhinacyada wareega.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perspicacité
perspicacité, n.f. - aad u caqli iyo cilmi badnaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exemplarité
exemplarité, n.f. - dabeecada qofka lagu dayan karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
périodicité
périodicité, n.f. - wixii xili xili u soo baxa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perspective
/perspektiv/ (n) muuqaalka (sida wax u sawiran. yihiin ama u muuqdaan) 2. dhan kasta ka eegid (arin dhan kasta laga fiiriyo, si go'aan fiican looga gaaro).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perspective
perspective, n.f. - hadaf ama ujeedo; muuqda; rajo iyo mustaqbal yeelan kara.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perspective
n., muuq, -i.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préretraite
préretraite, n.f. - soo hormarin waqtigii shaqada laga fadhiisan lahaa
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Petrol engine
Enjiin Batrool, Bensiin