perforatrice
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perforatrice
perforatrice, n.f. - makiinada loo isticmaalo daldaloolinta warqadaha; xurbiye (qalab wax lagu dalooliyo oo afka ku leh bir dhuuban oo maroorsan oo caarad leh).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
perforare
v.tr. - daldaloolin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perforate
/perfareyt/ perforation;(v) dal-daloolin (dal-dalool u yeelid, siiba waraaqaha).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perforate
v.tr., dalooli, ku marooji.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
perforation
(n) act of boring or piercing through a part.
daloolin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perforation
perforation, n.f. - daloolinta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pejorative
/pijoorativ/ (adj) hadal qayaxan oo dhaliil ama cay muujinaya. e.g. 'Mean' is more pejorative than 'economical'.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perforateur
perforateur, n.m. - loo isticmaalo daloolinta.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
performance
bandhigid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
performance
/parfoor mans/ (n) 1. fulin hawleed (sida hawl loo fuliyey) 2. jilitaan (matalaad).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
performance
performance, n.f. - natiijada la helo marka imtixaan la maro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terror-stricken
/ (adj) argagax-gilgilay (cabsi badan).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
geriatric
(n) treatment of the aged.
daawaynta qofka da'da ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pédiatrie
pédiatrie, n.f. - cilmiga aqoonta cudurrada carruurta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
péjoratif
péjoratif, adj. - ceebayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
percolate
/perkaleyt/ (v) 1. miirid (ayadoo la adeegsanayo miire) 2: qaxwe samayn (ayadoo mashiinka kafeega la adeegsanayo).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
perdonare
v.tr. - saamixid, cafiyid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perforant
perforant, adj. - wax dalooliya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
performer
/parfoormar/ (n) jilaa (qofka wax matala, fannaanka iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
decorative
/dhikoreytiv/ (adj) sharraxan; sharraxaad badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
geriatrics
/jeriyaatriks/ (n) daaweynta iyo xannaanayta dadka da'da ah.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pediatrics
(n) care and medical treatment of children.
xanaanaynta iyo daawaynta carruurta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pediatrics
/piidhiyaatriks/ (n) qaybta cudurada carruurta iyo daaweyntooda.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pervertire
v.tr. habaabin, fadareyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impératrice
impératrice, n.f. - boqorada.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Percolation
Huusid
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Percolation
Dux
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prerogative
/prirogativ/ (n) awood iyo mudnaan khaas u ah leh (awood u gaar ah leh).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prérogative
prérogative, n.f. - tixgelin ama mudnaan cid la siiyo
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prerogative
n., (privilege) sado, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prioritaire
prioritaire, adj. - ugu muhiimsan; laga hormariyo; ka mudan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
restorative
/ristoorativ/ (adj) nafaqa leh (cuntada jirka caafimaadka iyo Xoogga usoo celisa).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
calcolatrice
s.f. - makiinadda xisaabta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
herboristerie
herboristerie, n.f. - dukaanka geedaha lagu gado.