ereyga

peremptory

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

peremptory

DHAN

/peremtari/ peremptorily; (adj) amar siin kulul (si amar-kutaaglayn ah).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

predatory

DHAFANDHAAF

/predhatoori/ (adj) xayawaanka duur-joog ta ah oo wax cuna 2. qawleysato (dadka ku nool dhaca iyo boobka).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

perfunctory

DHAFANDHAAF

/parfanktari/ (adj) si qarba-qarbo ah oo aan la daryeelin loo sameeyey (hawl deg-deg iyo fiiro la'aan loo qabtay).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

ceremony

DHAFANDHAAF

/seramoni/ (n) xaflad.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

ceremony

DHAFANDHAAF

/seramoni/ (n) amuur sithy oroosky, duugty iwm.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

exempter

DHAFANDHAAF

exempter, v. - ka cafiyid; ka dhaafid; ka dayn

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

permuter

DHAFANDHAAF

permuter, v. - isku baddalid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

predator

DHAFANDHAAF

/predhatoor/ (n) xayawaanka duur-joogta ah oo ku nool cunidda xayawaanka kale.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Receptor

DHAFANDHAAF

Qaabile

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

directory

DHAFANDHAAF

/daarektori/ (n) tusiye, sida buugga taleefoonada.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

dormitory

DHAFANDHAAF

/dhomitari/ (n) kulleejo (degaanka ardada).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

exemplary

DHAFANDHAAF

/igsempalari/ (adj) tusaale noqon kara, lugu tusaale qaadan karo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Perimeter

DHAFANDHAAF

Meeris

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

perimeter

DHAFANDHAAF

/parimatar/ (n) xudduuda geesaheeda (wareegga kore, ee xudduuda ku wareegsan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

periphery

DHAFANDHAAF

/perifari/ (n) gees (dhinac); geesaha xiga.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

permettre

DHAFANDHAAF
1

permettre, v. - fasixid.

2

se permettre - isu oggolaada in uu waxa uu rabo sameeyo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

premature

DHAFANDHAAF
1

(adj) occurring before the proper time, esp. a premature infant.

2

dhamay

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

premature

DHAFANDHAAF

/priimajuur/ prematurely; (adj) 1. aan waqtigiisii gaarin (wax dhaca ama la falo waqtigii habboonaa ka hor) 2. dhicis (ilmo aan bilo dhammaysan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

prématuré

DHAFANDHAAF

prématuré, adj. - la sameeyo ka hor wakhtigey haboonayd

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

purgatory

DHAFANDHAAF

n., cadaab yar, -ti, -ayd.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

refectory

DHAFANDHAAF

/rifaktari/ (n) baarka cuntada ee iskuulka (siiba midka ku dhex-yaal kulleejo, iskuul weyn iwm).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

territory

DHAFANDHAAF

/teratoori/ (n) 1. dhul dawlad raacsan ama laga xukumo. 2. gobol (siiba dhul gaar u go'an).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

defamatory

DHAFANDHAAF

/dhifamatori/ (adj) sumcad ridis ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

derogatory

DHAFANDHAAF

/dhirogatori/ (adj) liidis; xurmo-ridis.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

hereditary

DHAFANDHAAF
1

(n) derived or transmitted from an ancestor or parent, esp. a disorder or disease.

2

wax waalidiintada laga dhaxlo

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

hereditary

DHAFANDHAAF

/heredhateri/ (adj) layska firsado, fir ama hidde ah. e.g. a hereditary disease.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

persecutor

DHAFANDHAAF

/persi kyuutar/ (n) dhibbane (qofka dhibta la gaarsiiyey).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Promontory

DHAFANDHAAF

Dh ulmadaxeed yar

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

ampèremètre

DHAFANDHAAF

ampèremètre,n.m. - Aalad ama Qalab lagu qiyaaso qulqulka korontada.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

perpetrator

DHAFANDHAAF

/perpatreytar/ (n) dambiile.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

préceptorat

DHAFANDHAAF

préceptorat, n.m. - macalin ama bare dhawr caruur ah guri wax ugu dhiga

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

preparatory

DHAFANDHAAF

/pripaaratoori/ (adj) diyaar-garayn (diyaar ka dhigid).

waa la naqliyay ✓