pensum
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pensum
pensum, n.m. - ciqaab arday; in lagu khasbo in uu aad wax u aqriyo ama shaqeeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
penseur
penseur, n.m. - qofka fakara; caaqilka ah.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Pens
Qalimo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ensue
/insyuu/ (v) ka-dhalasho, ka abuurmid, sida natiijo arin ka dhalata.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pendu
pendu, adj. - la daldalay;
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
census
/sensas/ (n) tira-koob (tira koobka dad lugu sameeyo).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Census
Dadiyoduunyotiris
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
census
/sensas/ (n) tiry-koob (dadky dhong oo ly tiriyi).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
penaud
penaud, adj. - yaxyax; laga xishoodo; xaaraan ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pensée
pensée, n.f. - awooda fakarida, kala doorashada isu eegida inta aan go'aan la gaadhin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
penser
penser, v. - fakarid; ka fiirsasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pensif
pensif, adj. - fikir qoto dheer; si daran u fikrad badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plénum
plénum, n.m. - shir loo dhan yahay; kal fadhi buuxa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
possum
/posam/ (n) isa-suuxin (wax suuxsan ama hurda iska-yeelid).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Pendulum
Walhade
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pendulum
/pendhyalam/ (n) walhade
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
perineum
(n) the portion of the body in the pelvis occupied by the bladder, uterus, ovaries, rectum, etc. bounded in from by the pubic arch, in back by the tailbone, and to the sides by the hipbone.
gumaarka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
censeur
censeur, 0.1 - Cid awood leh inuu baadho warqadaha filimada, Wargeysyada iwm (sarkaal awoodda leh).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
censura
s.f. - guddi baara buugta iyo aflaamta iwm.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
censure
/senshar/ (v) (n) dhaleecayn, cambaarayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
censure
v.tr., (blame) xanib.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consume
/konsyum/ (v) isticmaalid (sida cunidda, cabbida iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
consumé
consumé, adj. - Qashin; dayacid; la gubay
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
consume
v.tr., baabi’i, lumi; time consumes everything, goor baa wax walba baabi’isa.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
consumo
s.m. - idlayn (ta), isticmaal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pendule
pendule, n.m. - saacadaha waawayn ee darbiyada lagu dhajiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pensant
pensant, adj. - fakara; caqli, leh; wax garanaya.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pensare
v.intr. - fekrid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pension
/penshan/ (n) lacagta dawladdu siiso dadka hawl-gabka ah (qofka shaqada ka fariista).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Pension
Abaaldhurad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pension
pension, n.f. - lacag bixin caadi ah oo qofka shaqada ka fariista la siiyo.
pension de guerre - meesha qofka dagaalka tabaalo ama dhaawac ka soo gaadhay wax laga siiyo.
pension de famille - meel la seexdo waxna lagu cuno.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pensive
/pensiv/pensively;(adj) aad u fakarsan (fakar qoto-dheer oo siiba murugo leh).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
pensive
(be), v.i., wahan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pent-up
/pent ap/ (adj) aamusin (hadal u diidid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perfume
/par fyuum/ (n) barafuun (dareere udgoon oo la isku carfiyo)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perfume
n., udgoon, -ki; act of perfuming, uunsi, -gi; perfume of incense, uumis, -ki; v.tr., udgoonay, uumi; v.r., is udgoonay, uunso; be perfumed, udgoonow; it is perfumed, la udgoonay.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pèssimo
agg. - ugu xun, ugu liito.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
premium
/primiyam/ (n) lacagta joogtada ah ee caymiska la siiyo.
at a premium/ 1. qiimo sicirka suuqa ka sarreeya lugu gado 2. aan la heli karin (wax helidoodu ama gaaridoodu dhib badan tahay).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Premium
Shahriyad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
preneur
preneur, n.m. - wax jaban ama ragiis ah ku deequ
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presume
/prisuum/ (v) 1. si u qaadasho (si u fasirasho, siiba run u qaadasho) 2. ku indha-adaygid (ku dhiirrasho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présumé
présumé, adj. - in si laysaga qaato
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
presume
v.tr., (be confident) is faani.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sensual
/senshuwal/ sensually;(adj) 1. dareen-shahwo kicin leh (shahwada iyo raaxaysiga jirka la xiriira) 2. la dareemo (siiba la taabto ama la arko).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sensuel
sensuel, adj. - dareen wanaagsan leh
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Peninsula
Jasiirad u eke
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
péninsule
péninsule, n.f. - jasiirad dhinac ma'ahee inta kale biyo ku wareegsan yihiin; raasi (jasiirad la mood).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
per annum
/per aanam/ (adv) sannadkiiba (sannad kasta).