pense-bete
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pense-bête
pense-bête, n.m. - tilmaan qof loo xilsaaray.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ensemble
/onsombal/ (n) 1. isku-joog, sida dhar is-wata (n) 2. koox muustiko.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ensemble
ensemble, adv. - kulli; dhamaanba
tenir ensemble - isku dhegga; isku midooba; isku dhafan; waxyaalo kala jaad ah oo isku darsan; isku barxan; tiro alaab ah oo isku nooc ah; nidaamin; wadajir; la jiro; giddigoodba.
ensemble, n.m. - koox (fannaaniin ah).
costume - suudh; dhar isku joog ah (isku mid ah); koodh iyo surwaal isku nooc ah; ku habboon.
ensemble de rasage - isku joogga xiiridtaanka.
ensemble vide - urur maran.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pêle-mêle
pêle-mêle, adj. - isku qas.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
penetrate
/penatreyt/penetration;(v) 1. dhex gelin (ku mudid) 2. fahmid (dhuuxid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
penetrate
v.i., gal; penetrate into, wareen, geli.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persecute
/persi kyuut/ (v) cadaadin ama saxariirin (siiba qofka oo wuxuu rumaysan yahay lugu caddibo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persécuté
persécuté, adj. - qof mar kasta aaminsan in isaga loo danleeyahay oo la xumaynayo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
persecute
v.tr., silci.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persevere
/persavir/ persevering; (v) u adkaysasho (hawl u dulqaadasho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
persevere
v.i., sabir or samir.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
serre-tête
serre-tête, n.m. - weerka madaxa lagu xidho