pendulous
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pendulous
/pendhyalas/ (adj) laalaada (lusha).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Pendulum
Walhade
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pendulum
/pendhyalam/ (n) walhade
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pendeloque
pendeloque, n.f. - macdan qaali ah oo laga sameeyo dhagaha haweenku xidhaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pendule
pendule, n.m. - saacadaha waawayn ee darbiyada lagu dhajiyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tenuous
/tenyuwas/ (adj) xayiisi ah (tabar daran) ~ aad u yar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nebulous
/neb yalas/ (adj) aan caddayn (fikrad, hadal iwm oo mugdi ku jiro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perilous
/peralas/ perilously; (adj) khatar ah (halis noqon kara).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perilous
a., cabsi leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sensuous
/senshuwas/ sensuously; (adj) raaxo u leh jirka (jirku ku raaxaysto, u jeelo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
credulous
/krejalas/ (adj) iska rumaysanaya (iska-aamminaya).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pendulaire
pendulaire, adj. - la xidhiidha saacadaha waawayn ee darbiyada lagu dhajiyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pernicious
/parnishas/ perniciously; (adj) waxyeello badan leh (dhibaato badan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rendezvous
/rendavuu/ (n) 1. ballan dhigasho (ballan) 2. goorta iyo goobta lugu ballamo 3. goob-kulan (meel dad ama dad khaas ah ay si joogto ah ugu kulmaan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
rendezvous
n., shir, -ki; go to the rendezvous, shirka tag.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scandalous
/skaandalas/ (adj) fadeexad ah (facshar ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enclos
enclos, n.m. - xayndaab; xero; darbi ku meersan yahay
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pendio
s.m. - hoobad, degaandeg.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
venous
(n) of, or pertaining to the veins.
xididada wadnaha dhiigga geeya
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Annulus
Fargal
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
arduous
/arjuwas/ (adj) dhib bathyng amy hekaar leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
endless
/endhiless/ (adj) aan dhammaad lahayn, aan dhammaanayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
endless
a., aan idlaan lahayn, aan idlaan ahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
envious
/enviyas/ (adj) xaasid ah, xaasidad.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
envious
a., xaasid, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
jealous
/jelas/jealously; (adj) masayrsan. 2. xaasid ah.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
jealous
a., xaasid, -ki; be jealous, xasid, gubo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pelouse
pelouse, n.f. - jardiin; beer yar.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Pencils
Laabis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pendoir
pendoir, n.m. - bir hilbaha la sudho oo lagu galajiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perclus
perclus, adj. - ay ka istaagtay awood dhagdhagaaga ama socsocodka; curyaamay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sinuous
/sin yuwas/ (adj) galoolan (wareegsan, sidii maskii).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tedious
/tiidhiyas/ tediously; (adj) lugu curqayo (lugu caajisayo, sida wax waqti dheer qaata).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
zealous
/zelas/ (adj) xamaasad leh; qiiro rabitaan u qaba.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
enormous
/enormas/ (adj) aad u-weyn. e.g. an enormous building.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fabulous
/faab yulas/ (adj) 1. heer-sare ah; cajiib ah (adj) 2. quraafaad ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
generous
/jenaras/ generously; (adj) 1. deeqsi, sikhi (adj) 2. badan, ka badan intii la rabay. e.g. a generous sum of money.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Pedology
Cilmiga carrada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reculons
reculons, à, adv. - dib u socda
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
seluloos
m.l (baayoloji) Bolisakraydh ka kooban halbeegyo gulukows ah, oo ah silsilad dheer oo aan faracyo lahayn. Waa waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay ka samaysanyihiin gidaarrada unugga ee dhirta sare.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
seluloos
m.l (baay.) Bolisakraydh ka kooban halbeegyo gulukows ah, oo ah silsilad dheer oo aan faracyo lahayn. Waa waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay ka samaysanyihiin gidaarrada unugga ee dhirta sare.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
venomous
n., (liquid) urgumo,-adi.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Apetalous
Laacayaal laawe
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Deciduous
Magoolayaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
deciduous
/dhisijas/ (adj) caleemo-dhaca dhirta, xilliga dayrta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
garrulous
/gaaralas/ (adj) daroori, hadal-tiro badan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pendiller
pendiller, v. - laalaada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
penniless
/penilis/ (adj) aan kumi haysan (lacag la'aan ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
penthouse
/pent haws/ (n) qol ama dabakh laga dul dhiso daar weyn (siiba meel raaxo loo dhiso).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
querulous
/kweryulas/ (adj) cabasho badni (cabasho badan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tenacious
/taneyshas/ tenaciously; (adj) mintid ah (go'aan adag leh, oo aan sahal u samrin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tremulous
/tremyulas/ (adj) gariiraya (jarcaynaya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
adventurous
/adhvenjaras/adventurously; (adj) 1. qofka jecel waxyaabo cusub oo khatar leh inuu isku dayo ama tijaabiyo. (adj) 2. qofka jecel meelo cusub inuu u safro si uu khibrad cusub uga helo. e.g. He was a adventurous an explorer.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rendez-vous
rendez-vous, n.m. - kulmid; lakulan; ballan; wakhti la ballamo