peculiarity
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
peculiarity
/pikyuuliyaarati/ (n) 1. tilmaamo gooni ah leh (waxyaabo khaas u ah) 2. dhakafaar iyo yaab leh (wax aan horay loo arag).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
peculiarly
/pikyuul yarli/ (adv) 1. gaar ahaan (khaas ahaan) 2. la yaab leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
peculiar
/pikyuul yar/ (adj) 1. cajiib ah (qariib ah) 2. u khaas ah (wax cid u gooni ah).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
peculiare
agg. u gaar ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
popularity
/popyalaarati/ (n) caannimo, sumcad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
peculato
s.m. - xatooyo xoolo dadweyne.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Polarity
Goborayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
polarity
/powlaarati/ (n) liddi (waxyaabo kala-didaya, oo aad u kala duwan sida birlabta togan iyo midda taban).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
security
/sikyuurati/ (n) 1. amni (nabad) 2. dammaanad (wax qof dammaan ka noqda) 3. nabad-ilaalin.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Security
Ammaan, nabad-gelyo, dammaanad
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
security
n, (caution) carbuun, -ti, rahmad, -ki, cudhaal, -shi; give for security, rahan; hold in false security, dag; false security, dagniin, -ti.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
declivity
n.. (slope) aroor, -ki, baaba’, -i, gool, -shi, sibiibax, -di.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pécuniaire
pécuniaire, adj. - la xidhiidha lacagta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
popularité
popularité, n.f. - caannimo; dadka ku dhex caan ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
régularité
régularité, n.f. - sharciga waafaqsan; nidaamsan;
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
familiarity
/familyariti/ (n) 1. aqoon-badan, macrifo-fiican (n) 2. fur-furni iyo macruufo-badan (sida is-dhexgalka dadka aad isu-yaqaan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
irregularity
n., janjeedh, -ki.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perspicacity
n., nejisnimo, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
calamity
/kalamiti/ (n) masiibo (dhib aad u daran).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
calamity
/kalaamiti/ (n) dhibaaty, rafaat, masiiby.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
culinary
/Kalinari/ (adj) ku habboon © wax-karinta ama jikada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cupidity
/kiyubidhity/ (n) damac-badni (hunguri-weyni).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Equality
Isle'egaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
equality
/ikwalati/ (n) sinnaan. e.g. equality between blacks and whites.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
felicity
n., farax, -i, raaxo, -adi, raaxad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hilarity
/hilaarati/ (n) minqax (qosol badan iyo ciyaar).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
petulant
/pejalant/ (adj) qalbi-carruur (qof sidii carruurtii macna darro u xanaaqa oo dulqaad yar).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
priority
/prayoorati/ (n) mudnaan (ahmiyad siin).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Priority
Horrayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sécurité
sécurité, n.f. - ammaan ah; dhawrsoomid; amaan ; nabadgelyo; badbaado; nabadqab
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
celebrity
/selabrati/ (n) caan; qof caan ah.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
celebrity
/selabriti/ (n) qof muhiim eh amy maghy leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
curiosity
/kiyuuriyasati/ (n) 1. jeclaanta in wax kasta la ogaado. (n) 2. cajiib (qariib).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
curiosity
n., fuduul, -shi, gulad, -di.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
decoliate
v.tr. (see behead).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fecundity
n., dhalasho, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
popularly
/popyalarli/ (n) 1. guud ahaan dadweynaha (dadka gebi ahaantooda) 2. sida dadka badan koodu qabaan (u yaqaaniin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précarité
précarité, n.f. - dabeecada wax aan rasmi ahayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
regularly
/regyularli/ (adv) si joogto ah oo nidaamsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
scolarité
scolarité, n.f. - xiliga waxbarashadu socoto
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
séculaire
séculaire, adj. - qarni ama ka badan jira
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
seniority
/sinyoorati/ (n) 1. weynaan (da'-weyni) 2. qadiiminimo (is-yaananimo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sexuality
/sekshuwaalati/ (n) rabidda galmada ~ wasmada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
specialty
/speshalti/ (n) 1. takhasus gaar ah (cilmi ama shaqo qof si gaar ah u yaqaan) 2. wax-soo saar gooni ah (wax soo saar meel gaar u ah, oo laga soo saaro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
speculate
/spekyuleyt/ 1. (v) qiyaasid, malayn (fikrad ahaan sii qiyaasid) 2. gelid ganacsi oo faa'iido badan laga rajaynayo.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Golidarity
Isgarabsi ama wadajir
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
neutrality
dhex-dhexaadin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
neutrality
/niyuutraalati/ (adv) dhex-dhexaadnimo (dhanna raacsanayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
partiality
n., eexo, -adi, eexasho, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
popularize
/popyalarays/ (v) caan ka dhigid (faafin).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Similarity
Ekaansho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
similarity
/simalaarati/ (n) isu-ekaansho (is-shabbahaad).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
solidarity
/soladaarati/ (n) midnimo (isku-xirmaan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spécialité
spécialité, n.f. - u gaar ahaan
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Capillarity
Tintafid
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Capillarity
Tintaf
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
familiarité
familiarité, n.f. - saaxiibnimo; qoysnimo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
masculinity
/maskuliniti/ (n) ninnimo (raganimo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
personality
/persanaalati/ (n) dabeecad (dabciga qofka guud ahaan) 2. qof caan ah (macruuf ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
speculation
/spekyuleyshan/ (n) aragti ~ qiyaas-fikradeed, malo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
particularité
particularité, n.f. - wax u gaar ah.