peacock
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
peacock
/piikak/ (n) daa'uus (shimbirka qurxoon ee daa'uuska).
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
daauus
m. n. peacock
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Daa'uus
nickname; name-f peacock
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
daa'uus
-ka: (n) peacock (pii-kak)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daauus
bw: Arabic
de: peacock
lx: daauus
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: daauus
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Deadlock
Ismariwaa
Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatiin-Talyaani-Ingiriis-Soomaali) - Funayooli, Simoneeta [1985]
Cock
(I) Gallo;
(S) Diiq (S. c. m.; Dig)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
cock
n., diiq, -i, digaag, -gi, doora, -ihi (both genders).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pack
/paak/ (n) 1. xirmo (guntin) 2. horin xayawaan ah oo wada qaraabata 3. koox dad ah ama baakad alaab ah.
pack: /paak/ (v) 1. isku-xirxirid (isku-duwid ama isku-nidaamin) 2. ku daboolid (ku dahaarid) 3. ku cufayn (ku riixid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
pack
v.tr., xidh; (packet) xidhmo, -adi.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Peak
fig
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
peak
/piik/ (n) 1. fiinta (baarka ama caaradda ugu sarraysa buurta) (v) 2. meesha ugu sarraysa gaarid (heerka ugu sarreeya)(n) 3. foodda koofiyadda ee soo taagan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
peak
n., caaro, -adi, fiiq, -i.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
peck
/pek/ (v) 1. afka ku mudid (siiba shimbiraha af ku mudiddooda) 2. shumis dhakhso ah (dhunkasho afka un lugu mudo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
pock
n., furuq; pock-hole, pock-mark, furuqdoon, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pacco
s.m. - baakad, baako.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
peace
/piis/ (n) 1. nabad 2. nabad-qabid (xasillooni).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
peace
n., nabad, -di; heshiis, -ki, barax, -i; be in peace, nabad gal, nabad qab, nabad geliyo; they are living in peace, barax baa loo yaal; make peace, v.i., heshii, la heshii; make peace between them, v.tr., nabad qaado, heshiisii, nabdii.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
peach
/piij/ (n) miro guduud iyo jaala ah oo tufaaxa le'eg, oo macaan (khookh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
beacon
/biikan/ (n) minnaarad (ifka dul baxa taalooyinka iyo buuraha oo calaamad ama digniin ah)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
beacon
/biikan/ (n) aftiing amy oog meel minaary eh ku bahaw oo tusow amy dighow lyngky telygali.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pècora
s.f. - lax.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
paddock
/paadhak/ (n) goobta fardaha lugu xannaaneeyo oo luguna carbiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paddock
paddock, n.m. - meesha fardaha lagu socodsiiyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
padlock
/paadh lak/ (n) quful (qufulka wax lugu xiro).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précoce
précoce, adj. - horay u bislaaday; dhaca wakhtigii caadiga ahaa ka hor; dhicis; dasha xiligii caadiga ahaa ka hor.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
wedlock
/wedh-lok/ (n) guur; nikaax.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dead-lock
/dheed-lak/ (n) heer in xal la gaaro aan rajo laga qabin.