paronyme
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paronyme
paronyme, n.m. - laba eray oo isku dhawaaq ah iskuna dhigma dhaw.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paroxysme
paroxysme, n.m. - xoog leh (xanuun, dareen, jecayl, iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
anonyme
anonyme, adj. - Aan magac lahayn; Magac la'aan; Magac la'.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pronóme
s.m. - magacuyaal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pantonime
pantonime, n.m. - jilidda aan hadal lahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
patronage
/peytranij/ (n) taageero dhaqaale oo qof bixiyo (sida sadaqada, sakada ama taageero caadi ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
patronize
/peytranays/ (v) 1. quursi (yasid) 2. dhaqaale ku deeqid (siiba taageeridda fanka ama suugaanta) 3. kalyanti noqosho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prone
/prown/ (adj) 1. dhabbac (dhabbacan) 2. in wax asiibaan u nugul (qof in wax ku dhacaan u jilicsan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prone
a.; we are prone to evil, shar baynu xignaa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
parody
/paaradhi/ (v) 1. jilid ama dhaajin lugu qoslo (siiba qoraa ama qof caan ah oo kale) (n) 2. matalaad fool-xun (tusaale u noqosho foolxun).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
parole
/parowl/ (n) siideynta maxbuuska hadduu edeb qaato, ama waantoobo ka hor intaan xabsigu u dhammaan (siideyn sharafeed).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parole
parole, n.f. - eray; hadal.
donner sa parole - ballan qaad.
adresser la parole à gn. - qof si toos ah loo la hadlo laalaab la'aan.
avoir la parole - xaq u yeelasho hadal; hadalka lagu siiyo.
couper la parole - qof hadlaya oo hadalka laga gooyo ama laga dhexgalo.
demander la parole - codsasho in aad fikradaada dhiibato; inaad hadasho.
dire de belles paroles - hadal quruxsan oo aan dhab ahayn.
droit de parole - xaq u yeelashada hadalka.
homme de parole - qofka ballanta fuliya.
perdre la parole - aamusan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pronom
pronom, n.m. - magac u yaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
acronym
/akranim/acronyms; (n) ereyo ama magac la soo gaabiyey oo loo sameeyo hal erey oo u taagan sida WHO (World Health Organization)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
acronym
/akronim/ (n) harfy laha gaabiyi sythy BBC oo lahaku gaabiyi amy ing teeghyng: British Broadcasting Corporation.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
padróne
s.m. - hantiile, abbaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
parènte
s.m. - qaraabo, xigto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parenté
parenté, n.f. - qaraabo; wada dhalasho, xidhiidh wada dhalasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parodie
parodie, n.f. - jeesjees.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phonème
phonème, n.m. - higaad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qaroome
-ha: (magac, lab, keli) xeelad iyo tab war lagu kala qaato oon khiyaamo ku jirin. Dumarku raga way ka qaroome badan yihiin ragguna wu ka khiyaamo badan yahay. Dh: shiddaarad, xarfad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
agronome
agronome, adj - Agroonomo ; Beer yaqaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
daranyee
(fal) xoolo iyo wax la mid ah baylihi oo ha dhaqaalayn. Dh: baylihi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
homonyme
homonyme, adj. - isku dhawaaq ah (kalmado).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paralysé
paralysé, adj. - curyaan dhan qalal.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
paralyze
/paaralays/ (v) qalalin (qofka jirkiisa dareenka ka qaadid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paroisse
paroisse, n.f. - dagmo yar oo kaniisadi ku taal oo ay maamusho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
paròtide
s.f. - canje, qanjir.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
parotite
s.f. - qanjebarar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
péroxyde
péroxyde, n.m. - oksid oksijiinka ku jira ka badan yahay oksidkiisa (kiimika).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pyrolyse
pyrolyse, n.f. - dhalaal; maado ay dhalaasho oo ka yimaada kulka ama kulka darti
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gastronome
gastronome, adj. et n. - qofka jeecel cunada sida fiican loo diyaariyo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
paragonare
v.tr. - barbardhigid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pardonable
/pardhanabal/ (adj) la saamixi karo (la cafin karo).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Parenchyma
Baarankayma
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pseudonyme
pseudonyme, n.m. - magac naanays ah ama qarsoodi ah oo lala baxo marka la isqarinayo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
harmonize
/harmanayz/ (v) is-waafaqid, isku-habbanaansho. e.g. The colors in this room harmonize nicely.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
laconisme
laconisme, n.m. - Hadal kooban.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paganisme
paganisme, n.m. - magac markii hore loo bixiyay dadkii aan Kiristaanka ahayn kadibna loo bixiyey wixii aan diin haysan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paralyser
paralyser, v. - curyaamid; faaligid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paralysie
paralysie, n.f. - dhan qalalka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pardonner
pardonner, v. - dambi dhaafid; saamixid; cafiyid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
parentage
/paarantij/ (n) isir (asalka ama faraca qofka, ama waaridkiis ka soo unkamay).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Parometer
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
part-time
/part taym/ (adj) qayb ahaan (sida shaqo saacado yar laga shaqeeyo).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
partorire
v.tr. - ummulid, dhalid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patronner
patronner, v. - maamulid; hogaamid dad ama warshad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
perdonare
v.tr. - saamixid, cafiyid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
personale
agg. - gaar ahaaneed, shaqsiyadeed.
s.m. - shaqaale.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Phagocyte
Ciijiye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pléonasme
pléonasme, n.m. - ku celcelin erayo isku macno ah.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tatoonyee
f.g2 (-yeeyay, -yaysay) la-mid: tantoon.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
tatoonyee
(fal) tantoomo ku dhufo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
laparotomie
laparotomie, n.f. - Jeexidda uusleyda ama caloosha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pardonnable
pardonnable, adj. - loo dambi dhaafi karo; la cafin karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patriotisme
patriotisme, n.m. - wadaninimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pharaonique
pharaonique, adj. - la xidhiidha Faraciintii hore.