pare-chocs
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pare-chocs
pare-chocs, n.m. - birta lagu sameeyo baabuurka hortiisa iyo gadaashisa si ay uga ilaaliso jugta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précoce
précoce, adj. - horay u bislaaday; dhaca wakhtigii caadiga ahaa ka hor; dhicis; dasha xiligii caadiga ahaa ka hor.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precious
/preshas/ (adj) qiime sare leh ~ aad qaali u ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
parécchio
agg. e avv. badan.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Parenchyma
Baarankayma
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
parenthood
/peerant huudh/ (n) waalidnimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
garde-chasse
garde-chasse, n.m. - askarta ilaalisa xayawaanka si looga celiya dadka laaya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
caoutchoucs
caoutchoucs, n.m.pl. - Koodh roobka laga xidho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pare-balles
pare-balles, n.m. - dharka xabbadda celiya.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Parentheses
Qawsas, bilo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
parenthesis
/parenthasis/ (n) 1. laba baraakat ama laba qaws (qaanso) oo qoraalka la dhex geliyo 2. jumlad ama sharax dheeraad ah.