parachutiste
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parachutiste
parachutiste, n.m. - ninka baarashuutka ku booda: cidaanka loo taba baro dallaayadaha (boodista).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
parachute
/paarashuut/ (n) baarashuud (qalab diyaaradaha looga soo boodo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parachute
parachute, n.m. - dallaayada lagu boodo ama dayuuradda lagaga boodo; baarashuut; dallad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perchiste
perchiste, n.m. - qofka isboortiga ah ee usha ku booda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parachuter
parachuter, V. - dallaayada ku boodid raashin ama qalab inta dallaayada lagu xidho dayuurada laga tuuro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rachitisme
rachitisme, n.m. - cudur lafaha gala oo gaar ahaan carruurta ku dhaco
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pharmaceutique
pharmaceutique, adj. - la xidhiidha farmashiyada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gauchiste
gauchiste, n. - qof fikradiisu bidix tahay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
architecte
architecte, n.m. - Qofka Sawira nakhshadaha dhismayaasha kana war haya shaqada dhismaha markay socoto.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
archivista
s.m. - diiwaaniye.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
machiniste
machiniste, n.m. - Qofka makaanigga ah; qofka mashiinka ku shaqeeya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paraphasie
paraphasie, n.f. - shigshigidda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
paraphrase
/paarafreys/ (v) si kale oo fudud u dhihid (si sahlan mar labaad u sheegid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paraphrase
paraphrase, n.f. - fasiraad qoraal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rachitique
rachitique, adj. - qaba cudur lafaha gala
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pragmatisme
pragmatisme, n.m. - fikrad wixi dhaqangala oo kali ah rumaysa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parallèlisme
parallèlisme, n.m. - is feedh orodka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pharmaceutical
/farmasuutikal/ (adj) la xiriira daawo samaynta.