panslavisme
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panslavisme
panslavisme, n.m. - dhaqdhaqaaqa hirgalinta midowga Islaafka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panislamisme
panislamisme, n.m. - dhaqdhaqaaqa hirgalinta midowga ummadaha Islaamka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panarabisme
panarabisme, n.m. - dhaqdhaqaaqa hirgalinta midowga Carbeed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
islamisme
islamisme, n.m. - diinta Islaamka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paganisme
paganisme, n.m. - magac markii hore loo bixiyay dadkii aan Kiristaanka ahayn kadibna loo bixiyey wixii aan diin haysan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paludisme
paludisme, n.m. - cudurka kaneecada ka yimaada oo xumad leh; duumada (malaariyada).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vandalisme
vandalisme, n.m. - burburiska waxyaabaha fanka iyo farshaxanimada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pangermanisme
pangermanisme, n.m. - dhaqdhaqaaqa hirgalinta midowga dadka Jarmalka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panhellénisme
panhellénisme, n.m. - dhaqdhaqaaga hirgalinta midowga dadka Giriiga ah ee Balqaan iyo Jasiiradaha Iije iyo Aasiyada Yar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gangstérisme
gangstérisme, n.m. - budhcadnimo,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parallèlisme
parallèlisme, n.m. - is feedh orodka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paternalisme
paternalisme, n.m. - hab ninka madaxda warshada ka ahi uu awood buuxda u lee yahay in uu shaqaalaha maamulo xaqooda hadii uu rabo ka duudsiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pusillanisme
pusillanisme, n.m. - aan calool adayg lahayn; il nugul; fulay ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
particularisme
particularisme, n.m. - dan gaar ahaaneed laga dhigo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fantasme
fantasme, n.m. - iska yeelyeel ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fascisme
fascisme, n.m. - faashiismada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
paradise
/paaradhays/ (n) 1. janno 2. meel raaxo badan (janno adduun ah).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
paradise
n., janno, -adi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fanatismo
s.m. - mitidnimo, seeflaboodnimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fantaisie
fantaisie, n.f. - iska yeelyeel.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gaullisme
gaullisme, n.m. - fikrad kasoo jeeda Dhi Gool, madaxwaynihii hore ee Faransiiska
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incivisme
incivisme, n.m. - jiritaan la'aan wadaninimo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
islamismo
s.m. - diinta Islaamka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pacifisme
pacifisme, n.m. - mabda'aa ama fikrad qabta in aan dagaal waxba lagu xalin karin ee ay lagama maarmaan tahay in ay umaduhu mashaakilkood wada hadal ku xaliyaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paillasse
paillasse, n.f. - qofka dadka ka qosliya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
palilalie
palilalie, n.f. - shigshigid; qofka hadalka shigshiga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
palladium
palladium, n.m. - curiye, macdan balaadiyam.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
panellist
/paanalist/ (n) xubin guddi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pantonime
pantonime, n.m. - jilidda aan hadal lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
passivité
passivité, n.f. - caajisnimo; firfircoonaan la'aan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pilosisme
pilosisme, n.m. - tim kasoo baxa meel aan caadi ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
populisme
populisme, n.m. - mabda'a tixgalinta dareenka dadwaynaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tabagisme
tabagisme, n.m. - sumow ka yimaada sigaarka oo gaadha sambabada; caloosha dhiiga iyo dareemada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vandalism
/vaandhalizam/ (n) kharribaad (bur-burin kas ah oo lugu sameeyo hantida dad-weynaha iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gargarisme
gargarisme, n.m. - luqluqashada.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Parallismo
Garbo-sin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paupérisme
paupérisme, n.m. - dad ama ummad caydhowda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pessimisme
pessimisme, n.m. - fikrad qabta in wax waliba xumaan doonaan; rajo la'aan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pluralisme
pluralisme, n.m. - falsafad ama mabda' qaba in axsaab iyo ururro kala gooni ah ay meel ka wada jiri karaan; ka hor jeeda xisbi qudh ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
capitalisme
capitalisme, n,m, - Hanti goosad,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paillardise
paillardise, n.f. - hab heesid ciyaal suuqnimo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patriotisme
patriotisme, n.m. - wadaninimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pragmatisme
pragmatisme, n.m. - fikrad wixi dhaqangala oo kali ah rumaysa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préadamisme
préadamisme, n.m. - fikrad qabta in nabi Aadan uuna dadku kasoo askumin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
personnalisme
personnalisme, n.m. - hab ama falsafad ay muhimadiisu tahay qofka beni aadanka ah.