pangermanisme
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pangermanisme
pangermanisme, n.m. - dhaqdhaqaaqa hirgalinta midowga dadka Jarmalka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
germanisme
germanisme, n.m. - habka ku hadalka afka jarmalka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panamericanisme
panamericanisme, n.m. - dhaqdhaqaaqa hirgalinta midowga Ameerika.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panarabisme
panarabisme, n.m. - dhaqdhaqaaqa hirgalinta midowga Carbeed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paternalisme
paternalisme, n.m. - hab ninka madaxda warshada ka ahi uu awood buuxda u lee yahay in uu shaqaalaha maamulo xaqooda hadii uu rabo ka duudsiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panhellénisme
panhellénisme, n.m. - dhaqdhaqaaga hirgalinta midowga dadka Giriiga ah ee Balqaan iyo Jasiiradaha Iije iyo Aasiyada Yar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pan-africanisme
pan-africanisme, n.m. - dhaqdhaqaaqa hirgalinta midowga ama midaynta Afrika.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
germanique
germanique, adj. - Jarmal ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paupérisme
paupérisme, n.m. - dad ama ummad caydhowda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
Anglicanism
/aanglikanism/ (n) rumaysnaanta ama aaminida kaniisadda ingiriiska.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panslavisme
panslavisme, n.m. - dhaqdhaqaaqa hirgalinta midowga Islaafka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pragmatisme
pragmatisme, n.m. - fikrad wixi dhaqangala oo kali ah rumaysa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
matérialisme
matérialisme, n.m. - Fikrad ka hor jeeda jiritaanka Ilaahay
matérialisme historique - taariikhda maaddiyada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panislamisme
panislamisme, n.m. - dhaqdhaqaaqa hirgalinta midowga ummadaha Islaamka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prédéterminisme
prédéterminisme, n.m. - hab ama fikrad qabta wax walba in horay Ilaahay u sii gaadhay
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indéterminisme
indéterminisme, n.m. - dhinac raacsanaan la'aanta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protestantisme
protestantisme, n.m. - diinta Brotestaanka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gargarisme
gargarisme, n.m. - luqluqashada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hermétisme
hermétisme, n.m. - dahsoonaan; aan la fahmi karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inorganisé
inorganisé, adj. - aan la habayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
modernisme
modernisme, n.m. - casrinimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
permanence
permanence, n.f. - meel si joogta ah loo joogo; heegan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
permanènte
agg. - waara, joogto ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
permanente
permanente, n.f. - dawo timaha la mariyo oo garaaro u yeesha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pluralisme
pluralisme, n.m. - falsafad ama mabda' qaba in axsaab iyo ururro kala gooni ah ay meel ka wada jiri karaan; ka hor jeeda xisbi qudh ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vandalisme
vandalisme, n.m. - burburiska waxyaabaha fanka iyo farshaxanimada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
antagonisme
antagonisme, n.m. - cadaw urtinimo; Cadaawad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fédératisme
fédératisme, n.m. - isku dar; midayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
materialism
/metiriyaalisam/ (n) adduunyo iyo lacag aaminid (aaminsanaanta lacagta oo aan wax kale la tixgelin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patriotisme
patriotisme, n.m. - wadaninimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pneumatique
pneumatique, adj. - ku shaqeeya ama ay waddo hawo laysku cadaadiyo (taayirku).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préadamisme
préadamisme, n.m. - fikrad qabta in nabi Aadan uuna dadku kasoo askumin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
végétarisme
végétarisme, n.m. - hab nololeed oo aan hilibka la cunin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
affermazióne
s.f. - qirid(da), caddeynta(ta).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gangstérisme
gangstérisme, n.m. - budhcadnimo,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impérialisme
impérialisme, n.m. - siyaasadda gumeysiga; imbiryaaliyadda.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
materialismo
s.m. - maaddiyad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pancréatique
pancréatique, adj. - la xidhiidha beer yarada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pusillanisme
pusillanisme, n.m. - aan calool adayg lahayn; il nugul; fulay ah
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Palaeomagnetism
Birlab baali