ereyga

package deal

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

package deal

DHAN

/ paakij dhiil/ (n) heshiis isku-xiran oo aan la kala reebi karin (ama la wada yeelo ama la wada diido).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

package tour

DHAFANDHAAF

/pakij tuur/ package holiday; (n) qorshe dalxiis oo shirkadi soo nidaamiso (qiima go'an la bixiyo, shirkaduna hawlaha dalxiiska qaabisho).

waa la naqliyay ✓