overweight
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overweight
/owvar-weyt/ (adj) ka culus intii la rabay (culays xad dhaaf ah leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overnight
/owvar-nayt/ (adv) habayn gudihiis.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
oversight
/owvar-sayt/ (n) ilduufid (gefid, sida wax kama' kugu dhaafa).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
butuc
-a: (n) overweight person; fat (faat) person; chubby (jaabi) ~ bubuc
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
lose weight
(v) to lower body weight through exercise or dieting or disease.
misaan ridis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overwrought
/owvar-rot/ (adj) khal-khalsan (isku-dhex yaacsan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
paperweight
/peypar weyt/ (n) shay warqadaha la dul saaro si aysan u kala biibin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underweight
/andhar-weyt/ (adj) aad u culays yar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sovereignty
/sovranti/ (n) dowladnimo (qaran isku-taliya ah oo madax bannaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
freight
/freyt/ (n) 1. xammuul, shixnad (n) 2. ujrada-xammuulka, lacagta xammuulka
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Freight
Rar
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
freight
n., mal, -ki; v. tr., (load a freight ship) shexnad or shexmad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outright
/awt-rayt/ (adv) 1. gebi ahaan (dhammaan) 2. sida cad oo runta ah (run ahaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outweigh
/awt-wey/ (v) ka muhiimsan (ka culays iyo qaddarin mudan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overreact
/owvar-riaakt/ (v) si kulul u war-celin (si kulul u jawaabid); furka xoorid xanaaq awgiis.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sovereign
/sovran/ (n) 1. suldaan ama boqor (qof saldano waddan u madax ah) 2. xukun-dawlo (saldano) 3. dawlad madax-bannaan.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Pound weight
Culays Rodol
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dead weight
/dheedweyt/ (n) culays aan la dhaqaajin karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heavyweight
/hevi-weyt/ (adj) feer-yahanimada heerka ugu sarreeya e.g. Tyson is heavyweight champion.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Atomic Weight
Culeys Atomeed
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hundredweight
Handaraweyd