overpass
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overpass
/owvar-paas/ (n) buundo (is-gooys buundo dusha ka marto).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
buundo
-buundada: (n) [Pl. buundooyin-ka] bridge (biriij); overpass (oowvar paas); fly-over (falaayoowva)
buundo: -buundada: (n) [Plural buundooyin-ka] grade (gareeydh); mark (maark); score (iskoor) ~ darajada imtixaan, dhibco
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overcast
/oowvar-kaast/ (adj) daruuro leh (cirka oo daruuro qariyaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overall
/owvar-ol/ (adv) gebi ahaan (kulli).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overawe
/owvar-oo/ (v) ka qajilid xushmo darteed (aad u xurmayn ilaa laga baqo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overlap
/owvar-laap/ (v) 1. daboolaya (ku laamaya)(n) 2. is-buuxinaya (is-dhammaystiraya) sida laba tiro ama laba mawduuc.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
surpass
/sarpaas/ (v) ka sar-marid (ka heer iyo darajo fiicnaan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
surpass
v.tr., dul mar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overalls
/owvar-olz/ (n) dhar laga dul-xirto labbiska si aan wasakh kuu gaarin kolkaad shaqaynayso (siiba surweel halwash ah iyo shaati ku rakiban oo garbaha suun loo suro).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
overdose
(n) an excessive dose.
daawo qaadasho qiyaastii loogu talagalay ka badan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overdose
/owvar-dows/ (n) daawo xadkeedii ka badan la cuno (xad-dhaaf qaadasho).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overhaul
/owvar-hol/ (v) 1. si fiican u baarid (siiba baaridda iyo hubinta lugu sameeyo matoorada iwm). 2. cusboonayn, dib u habayn
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Overhaul
Cusboonayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overrate
/owvar-reyt/ (v) qiimo saa'id ah u yeelid (qiima uusan lahayn u yeelid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overseas
/owvar-siiz/ (adj) badaha dhaafsiisan, sida waddan fog oo badaha ka shisheeya ~dibadda. e.g. over-seas call
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overtake
/owvar-teyk/ overtook; (v) 1. dhaafid (ka hor marid) 2. ka saa'id calayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
overtake
v.tr., gaadh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
trespass
/trespaas/ (v) 1. dhul-dadoow galid amar-la'aan (gelid sharci darro ah) (n) 2. dambi (sharci-jebin).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
trespass
n., dembi, -gi, xujad, -di.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
governare
v.tr. - xukumid, talin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overboard
/owva-boord/ (adv) gaddoomid (doon ama markab gaddooma).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overdraft
/owvar-draaft/ (n) ogolaansho in aad la bixi kartid lacagta bangiga kuu taal in ka badan 2. lacagta bangiga lagala baxo ee dheeraadka ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overreact
/owvar-riaakt/ (v) si kulul u war-celin (si kulul u jawaabid); furka xoorid xanaaq awgiis.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overstate
/owvar-steyt/ (v) buun-buunin (ka bad-badin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
powerless
/pawar lis/ (adj) awood darro (aan xoog lahayn).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
bounce pass
d hi ibid dhul-k&-k,ac
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lower class
/ (n) dabakhadda hoose (dadka dan yarta ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
outrepasser
outrepasser, v. - dhaafid; ku gudbid; xadgudbid.
outrepasser ses droits - xadgudba ama wax uuna xaq ulahayn sameeya.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
volley pass
dhiibis lalis