outskirts
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outskirts
/awt-skarts/ out skirts; (n) geesaha ama nawaaxiga magaalada.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
nawaaxi
-da / ga: (n) surroundings (sa-rawndhingid); outskirts (awt-iskeerts);
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outsmart
/awt-smarti/ (v) ka caqli badin (ka xariifsanaan).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cuskis
-ka: (magac, lab, keli) «u ~» eeg cuskin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outfit
/awt-fit/ (n) 1. alaabada yar-yar (sida dharka oo kale) 2. koox ama hay'ad wada shaqaysa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outset
/awt-set/ (n) bilowga (biloowga hore).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outwit
/awt-wit/ (v) ka rayn (ka caqli badin).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
utiris
-ta: (magac, dhedig, keli) denbi ama fal nin aanu faline, loo aaneeyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outside
/awt-saydh/ (prep) dibadda (xaga dibadda).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
outside
ad., dibadda; n. and ad., duleed, -ki; he is outside, isagu duleedkuu jooga.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outsize
/awt-sayz/ (adj) ka weyn cabbirka caadiga ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outshine
/awt-shayn/ (v) ka dhalaalaya (ka dhex muuqda).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
outsider
korka dhac
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outsider
/awt-saydhar/ (n) 1. aan xog-ogaal ahayn (dibadda ka jooga waxa dhacaya) 2. qof gooni u faquuqan (kaligiis bulshada ka dhex-baxsan) 3. aan guulaysan doonin (siiba faraska, ama tartan qof).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outstrip
/awt-strip/ (v) ka badin (ka fiicnaan ama ka badasho).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outgoings
/awt-gowins/ (n) kharashka baxay.