outset
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outset
/awt-set/ (n) bilowga (biloowga hore).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outlet
/awt-let/ (n) dalool wax ka baxaan (sida qiiqa, biyaha, hawada iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
oust
/awst/ (v) xoog uga saarid (xoog uga cayrin).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
oktet
m.l.u (-tyo, m.dh) (kiimika) Heertamarta deggan ee atam ee ay ku jiraan siddeed elektaroon. Dhammaystirka oktetku waxa uu keenaa degganaansho gaar ah, waana salka aragtida liiwis ee oktetka.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
oktet
m.l.u (-tyo, m.dh) (kiim.) Heertamarta deggan ee atam ee ay ku jiraan siddeed elektaroon. Dhammaystirka oktetku waxa uu keenaa degganaansho gaar ah, waana salka aragtida liiwis ee oktetka.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
oktet
-ka: (magac, lab, keli) heertamarta deggan ee atam ee ay ku jiraan siddeed elektaroon. Dhammaystirka oktetku waxa uu keenaa degganaansho gaar ah, waana salka aragtida liiwis ee oktetka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
onset
(n) the beginning, esp. of an illness.
bilowga cudurka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
onset
/onset/ (n) weerarkii ugu horreeyey (wax xun hujuunkooda ama bilowgooda hore).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ouest
ouest, n.m. - galbeed; qorrax u dhac.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outer
/awtar/ (adj) dhanka sare (dhanka dhexda ka fog).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
outre
outre, prép. - lagu daro; in kale; lagu kordhiyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
upset
/apset/ (n) murugo (caloolxumo) (adj) 2. murugeysan (calool xun) (v) 3. qallibid (rogid, gaddiyid) (v) 4. fadqalalayn (fidnayn) (v) 5. xanuun u keenid (sida wax calool xanuun kuu keena).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
upset
v.tr., foorori, rid, rog.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cutlet
/katlit/ (n) waslad hilib ah oo lafa-baxsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
offset
/of-set/ (v) is-dheelli-tirid (is-buuxin; isle'ekaan) (laba wax ama laba tiro oo is-dheelli tiraya markaasna is-le'ekaada oo aan waxba is-dhaamin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outfit
/awt-fit/ (n) 1. alaabada yar-yar (sida dharka oo kale) 2. koox ama hay'ad wada shaqaysa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
output
/awt-put/ (n) wax soo saar (waxa qof ama mashiin soo saaro).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Output
Ka bixin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
outrer
outrer, v. - riixid; fogayn; aad loo fogeeyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outwit
/awt-wit/ (v) ka rayn (ka caqli badin).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Subset
Hormo urur
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sunset
/san set/ (n) qorrax-dhac (marka qorraxdu dhacdo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
sunset
n., qorax dhac, -i.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
outsider
korka dhac
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outsider
/awt-saydhar/ (n) 1. aan xog-ogaal ahayn (dibadda ka jooga waxa dhacaya) 2. qof gooni u faquuqan (kaligiis bulshada ka dhex-baxsan) 3. aan guulaysan doonin (siiba faraska, ama tartan qof).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outsmart
/awt-smarti/ (v) ka caqli badin (ka xariifsanaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
counsel
/kawnsal/ (n) 1. talo. (n) 2. qareen. (v) 3. la talin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
counsel
n., talo, -adi, waano, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gourmet
/guurme/ (n) qofka cunto-yaqaanka ah, kuna raaxaysta cunidda iyo cabidda heerka sare ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
goutter
goutter, v. - gororin; biyo ka saaris.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mousser
mousser, v. - xumbayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outcast
/awt-kaast/ (adj) masaafuris.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
outcast
a., dayrsan, la nacay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outlast
/awt-laast/ (v) ka waqti dheeraan (ka cimri dheeraan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outside
/awt-saydh/ (prep) dibadda (xaga dibadda).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
outside
ad., dibadda; n. and ad., duleed, -ki; he is outside, isagu duleedkuu jooga.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outsize
/awt-sayz/ (adj) ka weyn cabbirka caadiga ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poussée
poussée, n.f. - riixis; fogayn; cadaadis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pousser
pousser, v. - riixid
se pousser - horay u socosho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
routier
routier, n.m. - ku saabsan jidka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
soutien
soutien, n.m. - gargaar; difaac; gacan siin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tousser
tousser, v. - quficid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outskirts
/awt-skarts/ out skirts; (n) geesaha ama nawaaxiga magaalada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outspoken
/awt-spowkan/ spokenly; (adj) si dhiirran u hadlid (aan waxba qarinayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outspread
/awt-spredh/ (adj) fidsan (kala-baxsan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poussette
poussette, n.f. - qalab lugo leh oo la riixo inta alaab lagu qaato si gadhi gacmoodka; baabuurta yaryar ee carruurtu ku ciyaarto oo ay riixaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
southeast
/sawth iist/ (n) koonfur-bari.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
southwest
/sawth west/ (n) koonfur-galbeed.