outpatient
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
outpatient
(n) a patient receives treatment at a hospital or clinic without being hospitalized.
bukaan socod
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outpatient
/awt-peyshant/ (n) bukaan-socod (qof jirran oo daawo u socoto).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Out-patient
Bukaansocod
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
clinic
(n) an institution associated with a hospital or medical school that deals chiefly with outpatients; a medical establishment run by several specialist working in cooperation.
xarunta caafimaadka ee bukaan soocodka
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
bukaansocod
-ta: (n) outpatient (awtpeeyshant); patient (peeyshant) ~ jirran -bukaan socod eegto: (n) clinic (kilinik)
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
patient
(n) person receiving medical treatment.
qofka buka ee la daawaynayo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
patient
/peyshant/ (adj) dulqaad leh.
patient: /peyshant/ (n) bukaan-socod (jirran).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patient
patient, adj. - samir leh; dulqaadasho leh; buka; bukaan jiif ama socod ah.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
patient
a., dulqaadasho badan, kaadsi leh, sugniin leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impatient
/impeyshant/impatience; (adj) samir la'aan (aan sugi karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impatient
impatient, adj. - samir la'aan; aan samir lahayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
impatient
a., kaadsan la’, sugniin la’.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
in-patient
(n) a patient staying in a hospital for treatment,
bukaan jiif
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
In-patients
Bukaanjiif
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mutation
/myu teyshan/ (n) isbed-bedel (talantaalli) (shay ama noole marba wax cusub dhala ama soo saara).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mutation
mutation, n.f. - beddel.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
nutrient
(adj) an important substance for function of the body; food, or a component of food.
nafaqada cuntada laga helo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nutrient
/nyuutriyant/ (adj) nafaqa leh (nuxur leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outdated
/awt-dheytidh/ (adj) dhacsan (waqtigiisii dhammaaday).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Patients
Bukaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
quotient
/kwowshant/ (n) maxsuul (tirada soo baxda, markii laba tiro laysu qaybsho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
quotient
quotient, n.m. - kasoo xigasho saamigal.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Nutriient
Nafaqeeye
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
output (n)
ta'aw
wax soo saar
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
compartiment
compartiment, n.m, - qayb (meel) golka tareenka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
compartment
/kompartmant/ (n) meel ama qayb ka bannaan shay ama gaari, sida qaybta shirka ee gaariga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impatienter
impatienter, s', v. - samir beelid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
non-payment
/nan peymant/ (n) lacag bixin la'aan.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Occupations
Shago, Qabsasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
soutènement
soutènement, n.m. - ku xajinta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sous-alimenté
sous-alimenté, adj. - aan cunno badan haysan