outflank
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outflank
/awt-flaank/ (v) dhabar-jabin.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhabarjabin
-ta: (v) forces for outflanking or maneuvering around and behind the back of an opposing force [enemy]
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
flank
ganac
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flank
/flaank/ (n) 1. dhinac, janbi, sarar (v) 2: dhinac-socosho, dhinac-joogid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outlaw
/awt-lo/ (n) 1. qof dambiile ah oo aan weli la qaban 2. mamnuucid (sharci-darro ka dhigid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outlay
/awt-ley/ (n) kharash (lacag hawl gaar ah lugu kharash gareeyo).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mutulan
(tilmaame) dedan oon aad u muugan oo wuxu yahay la garanayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outlast
/awt-laast/ (v) ka waqti dheeraan (ka cimri dheeraan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outline
/awt-layn/ (n) 1. muuqaalka ama qaabka shay leeyahay (muujin)(v) 2. fikrada guud sheegid (sharrax gaaban ka bixin).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Outline
Tilmaanjiid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outlook
/awt-luk/ (n) 1. jeedaalin (wax durugsan meel ka eegid) 2. aragtida qofka (ra'yigiisa) 3. saadaal (qiyaasidda sida wax noqon doonaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outclass
/ awt-klaas/ (v) ka fiican (aad uga roon).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rutilant
rutilant, adj. - holcaya; ololaaya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
postulant
postulant, adj. - qofka shaqo doonta; isku dhiga diiwaanka dadka shaqada doonaya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
soufflage
soufflage, n.m. - neefsasho; dabaysha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
point-blank
/poynt blaank/ (adj) 1. toogasho (meel dhow ka toogasho) 2. qaadicid (si qayaxan u diidid).