optimist
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
optimist
/optamist/ optimistic; (n) qofka dhanka fiican wax ka eega (sida roon wax u arka).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
optimism
/optamiam/ (n) dhanka wanaagsan wax ka eegid (wanaag filid).
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Astur
name-f preserve, cover, conceal. Lit: she who preserves, covers or conceals shame or disgrace; always positive and optimistic
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
optimisme
optimisme, n.m. - rajo qab.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ottimista
agg. e s.m. mutafaa'il (ah), samafile.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
optometrist
(n) a person whose profession is examining, measuring, and treating certain visual defects by mean of corrective lenses or other methods that do not require a physician's license.
qofka aragtida qiyaasa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
optics
/optikis/ (n) cilmiga barashada ilayska.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
otitis
(n) inflammation of the ear, which may be marked by pain, fever, abnormalities of hearing, etc.
dheg xanuun
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
optimal
(adj) the best; the most favorable.
waxa la jeecel yahay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
palmist
/pamist/ palmistry; (n) qofka faaliya, oo sacabka qofka ka faaliya.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qatimis
m.dh la-mid: qatimin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
activist
/aaktavist/ (n) u halgame ama u doode.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
optician
/optishan/ (n) qofka gada ama sameeya qalabka indhaha (ookiyaalaha aragga).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
opticien
opticien, adj. et n. - qofka gada ama sameeya ookiyaalayaasha ama waxyaabaha wax lagu arko.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
extremist
/ikistiriimist/ (n) qof fikrad xadka ka-durugsan aaminsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
opportunist
/apartuunist/ (n) danayste (qof dantiisa uun eegta, oo meel kasta u mara inuu gaaro).