opportunita
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
opportunità
s.f. - fursad, kansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
opportunité
opportunité, n.f. - habboonaanta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
opportunity
/apartuunati/ (n) fursad (munaasabad habboon).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
opportunism
/apartuunisam/ (n) danays-tanimo (dan ama fursad fiirsasho, si kasta oo lugu gaaro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
opportunist
/apartuunist/ (n) danayste (qof dantiisa uun eegta, oo meel kasta u mara inuu gaaro).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inopportunité
inopportunité, n.f. - waxaan loo diyaar garoobin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
opportunisme
opportunisme, n.m. - ka faa'idaysi; dantiisa wax aan ahayn aan isku taxallujin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
opportun
opportun, adj. - habboon; waqti habboon.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
opportune
/apartuun/ (adj) munaasab (waqti habboon).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
opportuno
agg. - ku habboon, ku wanaagsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
importunité
importunité, n.f. - aan baahi loo qabin; loo baahnayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
importunity
n., (looking at someone when eating) qud, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sopportàbile
agg. - loo adkaysan karo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
comunità
s.f. - beel.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
opponent
liddi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
opponent
/opownant/ (n) qofka kaa soo hor-jeeda (lidka kugu ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
opposant
opposant, adj. et n. - mucaarid: qofka xukun ama mabda' kasoo hor jeeda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
opposite
/opasit/ (n) lid (kasoo hor jeeda).
opposite: /opasit/ (adj) 1. kala-duwan (kala-jaad ah) 2. kasoo horjeeda (wajiga ku haya).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
opposite
a., hor, horti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
portrait
/pootreyt/ (n) sawir badanaa aad ugu eg qofkii la sawiray
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
portrait
portrait, n.m. - sawir la qurxiyey
portrait-robot - sawir mala'awaal ah oo gacanta lagu sameeyey
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sfortuna
s.f. - ayaan darro, nasiib darro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fortunate
/foorjaneyt/ (adj) nasiib-badan; hooda-leh
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fortunato
agg. - ayaan leh, nasiib leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
important
/impoortant/importantly, importance; (adj) muhiim ah (ahmiyad weyn leh).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
important
important, adj. - muhiim ah; lagama maarmaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
appartenir
appartenir, V. - Leh; iska leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
importante
agg. - muhim ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
importanza
s.f. - ahmiyad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
importuner
importuner, v. - daalid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infortunio
s.m. - dhaawac shileed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inopportun
inopportun, adj. - dhalinaya ama keenaya arbush iyo carqalad; dhaca ama yimaada waqti ama millay khalad ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
immortalita
s.f- dhimasho la'aan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unfortunate
/anfoorjanit/ (adj) 1. nasiib-xumo (n) 2. nasiib-xun (qof ama wax aan nasiib fiicnayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
unfortunate
a., ayaan xun; be unfortuanate, ayaan xumaw.