ooryowalaaleyn
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ooryowalaaleyn
m.f.dh eeg ooryowalaalee.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ooryowalaalee
f.g2 (-leeyay, -leysay) Labo nin ooryowalaal ka dhigid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ooryowalaalee
(fal) labo nin ooryowalaal ka dhig.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ooryowalaal
m.l (-llo, m.dh) la-mid: ooryawalaal.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ooryowalaal
-ka: (magacwadareed) laba nin labo hablood oo walaalo ah kala qaba. Ina dubrigay aabbihii iyo aabahay waa ooryowalaal.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ooryowalaalow
f.mg1 (-oobay, -owday; - oobi) la-mid: ooryawalaalow.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ooryawalaal
m.l (-llo, m.dh) Laba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. la-mid: ooryowalaal.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ooryo-walaal
m. n. brother-in-law
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
ooryo-walaal
-ka: (n) men whose wives are sisters; a relative by marriage
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ooryawalaalow
f.mg1 (-oobay, -owday; - oobi) Laba nin ooryawalaal noqosho. la-mid: ooryowalaalow.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ooryowalaaloobid
m.f.dh la-mid: ooryawalaaloobid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ooryawalaaloobid
m.f.dh eeg ooryawalaalow. la-mid: ooryowalaaloobid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
harwaraableyn
m.f.dh eeg harwaraablee.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hogotusaaleyn
m.f.dh eeg hogotusaalee. la-mid: hogatusaaleyn.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Koor labaaley
Trapeziod, isosceles
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
fooriggaalleyn
m.f.dh eeg fooriggaallee.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
fooriggaalleyn
-ta: (magac, dhedig, keli) foodhi gaar ah oo geela loogu yeedho samayn.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
boroolataaliyad
-da: (magac, dheddig, keli) dabaqadda shaqaale ee waddan oo qaata mushahar la xiriira xoogsigooda.
Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte (Soomaali-Laatiin) - D. Herloker, B. Kujar [1985]
DOONYO MURAALEY
Sporobolus fimbriatus 10, S. somalensis 10