onkojiin
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
onkojiin
m.l (-nno, m.dh) (baayoloji) Jiin ay leeyihiin fiirusyadu iyo unugyo naasley oo keeni kara kansar.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
onkojiin
m.l (-nno, m.dh) (baay.) Jiin ay leeyihiin fiirusyadu iyo unugyo naasley oo keeni kara kansar.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
onkojiin
-ka: (magac, lab, keli) jiin ay leeyihiin fiirusyadu iyo unugyo naasley oo keeni kara cudurka kansarka.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kansarkeene
m.l Onkojiin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Kojin
(Kojin-ta)
Wax kogsan ka dhigid; qonbojin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kojin
m.f.dh eeg koji.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kojin
-ta: (magac, dhedig, keli) wax kogsan ka dhigid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
injiin
m.l (-nno, m.dh) (fiisikis) Makiinadda tamarta kulka u geddisa hawl makaani-kaad, sida injiinka uumiga ama injiinka batroolka.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
injiin
m.l (-nno, m.dh) (fiisikis) Makiinadda tamarta kulka u geddisa hawl makaanikaad, sida injiinka uumiga ama injiinka batroolka.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Injiin
Engine
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
injiin
-ka: (magac, lab, keli) makiinadda qaybteeda tamarta kulka u rogta hawl makaanikaad, sida injiinka uumiga ama injiinka batroolka. Dh: mishiin, makiinad, matoor.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
noojin
m.f.dh eeg nooji.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
noojin
-ta: (magac, dhedig, keli) cid kale, daalin Shaqada badani noojin ayey keentaa.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
okorin
m.f.dh eeg okori.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
okorin
-ta: (magac, dhedig, keli) roob ka dedid oo ka hagoog. Bac adag ayaa okorinta ku habboon.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
oksiin
m.dh (-no, m.dh) (baayoloji) Koox ka tirsan walxaha koritaanka dhirta oo masu'uul ka ah dariiqooyinka ay ka mid yihiin kor u qaadidda koritaanka si uu unuggu u ballaadho, sugidda shiiqista figeed iyo bilaabidda samayska xididka marka la jaro.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
oksiin
m.dh (-no, m.dh) (baay.) Koox ka tirsan walxaha koritaanka dhirta oo masu'uul ka ah dariiqooyinka ay ka mid yihiin kor u qaadidda koritaanka si uu unuggu u ballaadho, sugidda shiiqista figeed iyo bilaabidda samayska xididka marka la jaro.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
oksiin
-ta: (magac, dhedig, keli) koox ka tirsan walxaha koritaanka dhirta oo masu'uul ka ah dariiqooyinka ay ka mid yihiin kor u qaadidda koritaanka si uu unuggu u ballaadho, sugidda shiiqista figeed iyo bilaabidda samayska xididka marka la jaro.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Onkodid
(Onkodid-da)
Onkod samayn; sida onkodka u qaylin; gugcid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
onkodid
m.f.dh eeg onkod².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
onkodid
-da: (magac, dhedig, keli) onkod samayn. Dh: gugcid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
halojiin
m.dh (-nno, m.dh) (kiimika) Urur curiyayaal ah (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayayaasha) oo ka kooban foloriin, koloriin, boromiin, ayoodhiin, iyo curiyaha cimriga gaaban ee astatiin.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
halojiin
m.dh (-nno, m.dh) (kiim.) Urur curiyayaal ah (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayayaasha) oo ka kooban foloriin, koloriin, boromiin, ayoodhiin, iyo curiyaha cimriga gaaban ee astatiin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
halojiin
-ta: (magac, dhedig, keli) urur curiyayaal ah (ururka 7aad (VII) ee tusaha kalgalka curiyayaasha) oo ka kooban foloriin, koloriin, boromiin, ayoodhiin, iyo curiyaha cimriga gaaban ee astatiin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
nikotiin
m.l Maaddo aadanaha wax yeeleysa oo laga helo tubaakada.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
nikotiin
m.l Maaddo aadanaha wax yeeleysa oo laga helo tubaakada.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
nikotiin
m. n., (mass n.): nicotine
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
nikotiin
-ka: (magac, lab, keli) maaddo aadanaha wax yeeleysa oo laga helo tubaakada.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
nikotiin
de: nicotine {Eng}
lx: nikotiin
pd: (-ka)
ps: n-m-mass
key: nikotiin
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ogsajiin
ogsajiin¹: m.dh 1. Curiye kiimikaad oo neef ah, midab dhadhan iyo urna lahayn oo ku jira hawada iyo biyaha muhimna u ah noolaha. 2. Curiyeyaasha biyuhu ka samaysmaan mid ka mid ah. la-mid: ogsijiin, oksijiin.
ogsajiin²: m.dh (kiimika) Neef laba atamle ah oo aan ur iyo midab midna lahayn. Curiyaha ugu horreeya ururka VI ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Waxa ay ku jirtaa atomosfiyeerka, macdanta badankeeda, iyo dhagaxda. Ogsajiintu waa curiye lama huraan u ah noolaha oo dhan. Ogsajiinta curiyaha ahi waxa ay leedahay laba qaab: molikiyuulka laba atamlaha ah (O) iyo molikiyuulka deganaanshaha yar ee saddex-ogsajiin (Osoon), O. Osoonta waa jinsi ka mid ah jinsiyada ogsajiin.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
ogsajiin
ogsajiin¹: m.dh 1. Curiye kiimikaad oo neef ah, midab dhadhan iyo urna lahayn oo ku jira hawada iyo biyaha muhimna u ah noolaha. 2. Curiyeyaasha biyuhu ka samaysmaan mid ka mid ah. la-mid: ogsijiin, oksijiin.
ogsajiin²: m.dh (kiim.) Neef laba atamle ah oo aan ur iyo midab midna lahayn. Curiyaha ugu horreeya ururka VI ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Waxa ay ku jirtaa atomosfiyeerka, macdanta badankeeda, iyo dhagaxda. Ogsajiintu waa curiye lama huraan u ah noolaha oo dhan. Ogsajiinta curiyaha ahi waxa ay leedahay laba qaab: molikiyuulka laba atamlaha ah (O) iyo molikiyuulka deganaanshaha yar ee saddex-ogsajiin (Osoon), O. Osoonta waa jinsi ka mid ah jinsiyada ogsajiin.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ogsajiin
m. n., (mass n.): oxygen
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ogsajiin
-ta: (magac, dhedig, keli) curiye hawo ah oo aan la'aanteed nooluhu noolaan karin oo dhiigga iyo neefsashaduba la faltamaan, oo dadku jiitaan markay neefsanayaan (O). Qofna ogsajiin la'aan ma noolaad
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ogsajiin
a: ogsijiin ~ oksijiin {Eng}
de: oxygen
lx: ogsajiin
pd: (-ka)
ps: n2-m-mass
key: ogsajiin
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ogsijiin
m.l la-mid: ogsajiin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
oksijiin
m.l la-mid: ogsijiin.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
oksijiin
-ka: (n) oxygen (ok-si-jiin)
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
borootiin
m.l (-nno, m.dh) (baayoloji) Dheef asaasi u ah caafimaadka, jirdhiska oo laga helo cunnada la quuto qaar ka mid ah.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
borootiin
m.l (-nno, m.dh) (baay.) Dheef asaasi u ah caafimaadka, jirdhiska oo laga helo cunnada la quuto qaar ka mid ah.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
borootiin
-ka: (n) protein (parootiin)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
borootiin
-ka: (magac, lab, keli) maaddo ka kooban curiyayaal kala duwan oo uu ka mid yahay kaarboonhaydarayd iyo asuudku waxayna ku badan tahay cuntooyinka laga sameeyo firileyda waxana lagu tiriyaa maaddooyinka ugu muhiimsan ee jidhku u baahan yahay.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
fanaajiin
m.dh.w eeg fujaan. la-mid: faraajiin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
fanaajiin
-ta: (magac, dhedig, keli) weel yar oo shaaha iyo wixii la mid ah lagu cabbo. Dh: fujaan, koob.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kollajiin
m.l (-no, m.d) (c,nafl) Borotiin miiqsan oo ma milme ah lagana helo nudo isku xidhayaasha maqaarka, taharta iyo lafta.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
kollajiin
m.l (-no, m.d) (c.nafl) Borotiin miiqsan oo ma milme ah lagana helo nudo isku xidhayaasha maqaarka, taharta iyo lafta.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sonkorayn
-ta: (magac, dhedig, keli) sonkor ku darid. Caanah maad sonkorayn maanta. Dh: shaahayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
galaykojiin
m.l (-nyo/-no, m.dh) (kiimika) Boolisakarayd ka kooban bolimeer gulukows ah oo faracyo badan leh oo laga helo nudaha xayawaanka, gaar ahaan beerka iyo unugyada muruqyada. Waa kaydka muhiimka ah ee tamarta kaarboo-haydrayd ee unugyada xayawaanka, waxaanay u egtahay rucub xubuub ah oo saxarro yar ah.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
galaykojiin
m.l (-nyo/-no, m.dh) (kiim.) Boolisakarayd ka kooban bolimeer gulukows ah oo faracyo badan leh oo laga helo nudaha xayawaanka, gaar ahaan beerka iyo unugyada muruqyada. Waa kaydka muhiimka ah ee tamarta kaarboohaydrayd ee unugyada xayawaanka, waxaanay u egtahay rucub xubuub ah oo saxarro yar ah.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
galaykojiin
-ka: (magac, lab, keli) boolisakarayd ka kooban bolimeer gulukows ah oo faracyo badan leh oo laga helo nudaha xayawaanka, gaar ahaan beerka iyo unugyada muruqyada. Waa kaydka muhiimka ah ee tamarta kaarboo-haydrayd ee unugyada xayawaanka, waxaanay u egtahay rucub xubuub ah oo saxarro yar ah.