oliva
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
oliva
s.f. - miro saytuun.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Olive
Saytuun
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
olive
/oliv/ (n) seytuun (geed badanaa ka baxa Bariga Dhexe oo mira leh).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Olive
Seytuun
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
olive
olive, n.f. - midho dhanaan oo la cuno oo ka baxa hareeraha Badda Cad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
olivo
s.m. - geed saytuun.
Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatiin-Talyaani-Ingiriis-Soomaali) - Funayooli, Simoneeta [1985]
Columba arquatrix
(I) Colombo olivaceo;
(E) Olive Pigeon;
(S) DAB BAARE (Erigavo: Dabbāre)
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Saliva
Candhuuf
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
saliva
(n) the watery, tasteless liquid mixture released in the mouth.
dhareer
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
saliva
/salayva/ salivary; (n) candhuuf (calyo).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Saliva
Candhuuf; calyo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
saliva
s.f. - candhuufo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
saliva
n., calyo, -adi, dhareer, -ki; thickness of saliva, lun, -ki.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
oli
-ga: (magac, lab, keli) kolay harag ah oo wax lagu gurto. Dh: ohli.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
diva
s.f. - xiddig (qof).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Lava
Laafa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lava
/laava/ (n) 1. dhagax-dab ama dambaaburo holac dartiis shubanta oo ka dhalata dab-dhulka (fulkaanaha). 2.dhagaxaas kolkuu qaboobo oo uu adke isu baddalo, inta badana uu yeesho midab beey ah.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Lava
Kar
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
lèva
s.f. - kabaal.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
lima
s.f. - soofe.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
lira
s.f. - lacagta talyaaniga, liiro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
live
/layv/ (v) 1. noolaan; naf lahaan 2. ku nool; degan (meesha qof degan yahay).
/layv/ (adj) 1. nool; naf ku jirto 2. wax hadda socda oo la soo daayo (warbaahinta wax aan horay loo duubin oo isla markaas dhacaya) 3. maanso leh (koronto wax qabanaysa).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
live
v.., (be alive) noolaw, jir; (dwell) fadhi, jir, joog, ool, rugayso.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
òlio
s.m. - saliid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
riva
s.f. - xeeb; jiin (webi).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
viva
inter - noolow.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
alive
/alayv/ (adj) 1. nool, nolol leh; naf ku jirto. e.g. She told me that her mother is still alive. 2. jiritaan leh, firfircoon.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
alive
/alaayiv/ (adj) nolol leh, nool, naf ky jerty. His father is still alive.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
alive
a., nool jira; he is yet alive, waa jiraa weli.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
clima
s.m. cimilo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
èlica
s.f. marwaxad, rafaasad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
collina
s.f. - burco, buur yar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
holiday
/holidhey/ (n) maalin-fasax ah (ciid, faysto).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Holiday
Fasax, nasasho
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
holiday
n., ayaan, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
olivier
olivier, n.m. - geedka midhaha dhanaan ee zaytuunka (olifka) ka baxaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
olmiwaa
-ga: (magac, lab, keli) suurtageliwaa; wax kariwaa. Arrinkani olmiwaa ayuu ku socdaa.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
oollina
v., neg.-imp, pl. don't be (in a place)!
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oollina
de: don't be (in a place)! {N}
lx: oollina
ps: v4c-neg-imp-pl
key: oollina
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outlive
/awt-liv/ (v) ka cimri dheeri.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
polizia
s.f. - boolis, askar.