old age pension
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
old age pension
/owldh-eyj penshan/ (n) lacagta dawladdu siiyo dadka hawl-gabka ah ee gaboobay.
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Surface Tension
Gigsanaanta Dusha
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Surface tension
Giigsanaan oogeed
waa la naqliyay ✓
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
High Tension
Quwad koranto
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Climate region
Cimiloo goboleed
waa la naqliyay ✓