okta
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Okta
Okta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
octagon
/oktagon/ (n) siddeed xagale (qaab siddeed xagal iyo siddeed dhinac leh).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
siddeed-xagale
-siddeed xagalaha: (n) octagon (oktagon)
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Okra
Baamiye
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Aorta
Gar wadneed
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
aorta
(n) the largest artery in the human body and carries blood way from the heart to the limbs.
halboolaha ugu weyn ee wadnaha dhiigga ka qaada
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
aòrta
s.f. - halbowle.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
bonta
s.f. - samaan, wanaag.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
bòtta
s.f. - jug.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
còsta
s.f. xeeb.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gotta
/gata/ in-aan, laasim. e.g. I've gotta go (I have got to go, oo si aan rasmi ahayn u qoran).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Horta
1. Erey la yiraahdo kolka arrin cusub, haddana waxa laga hadla hayo lug ku leh, la doona hayo in meesha la soo geliyo; aadkeeda; sideeda; bal.
2. Wax walba ka hor.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
horta
n. phr., / [adverbial] [expression] first, in front, forwards; in the first place; by the way; any way
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
horta
(adv) to begin with; firstly (farestli)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
horta
(falkaabe) ugu horrayn; bilawgaba. Dh: mark hore. Li: dabadeed.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
horta
de: first, in front, forwards; in the first place; by the way; any way
lx: horta
ps: np / adv-expr
key: horta
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
lòtta
s.f. - legdin; halgan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
oktet
m.l.u (-tyo, m.dh) (kiimika) Heertamarta deggan ee atam ee ay ku jiraan siddeed elektaroon. Dhammaystirka oktetku waxa uu keenaa degganaansho gaar ah, waana salka aragtida liiwis ee oktetka.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
oktet
m.l.u (-tyo, m.dh) (kiim.) Heertamarta deggan ee atam ee ay ku jiraan siddeed elektaroon. Dhammaystirka oktetku waxa uu keenaa degganaansho gaar ah, waana salka aragtida liiwis ee oktetka.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
oktet
-ka: (magac, lab, keli) heertamarta deggan ee atam ee ay ku jiraan siddeed elektaroon. Dhammaystirka oktetku waxa uu keenaa degganaansho gaar ah, waana salka aragtida liiwis ee oktetka.
Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte (Soomaali-Laatiin) - D. Herloker, B. Kujar [1985]
ONTAR
[ONTOR] Cordyla somalensis 02
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
ONTAR
(Ontaro) C,S Cordyla somalensis Gillett. Caesalpinaceae.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ortan
ortan¹: m.l Hadal cod dheer ah oo la isdhaafsado.
ortan²: f.mg1 (-tamay, -tantay) Hadal cod dheer ah is dhaafsasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ortan
(fal) hadal cod dheer ah is dhaafsasho.
ortan-ka: (magac, lab, keli) hadal cod dheer ah oo la isdhaafsado.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
poèta
s.m. - gabyaa.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pòrta
s.f. - irrid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pòsta
s.f. - boosta.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sòsta
s.f. - hakad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tórta
s.f. - doolshe.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
vòlta
s.f. - mar (uno per v.: hal hal); daah (dhismo, cir).
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Xorta
libre.