officially
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
officially
/ofishali/ (adv) rasmi ahaan (qaanuun iyo xeer ahaan).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
official
sarkaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
official
/ofishal/ (n) masuul xafiiseed (qof xafiis masuul ka ah, ama qayb maamul haysta).
official: /ofishal/ (adj) si rasmi ah (ama hab maamulka waafaqsan).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
officials
garsoorayaasha
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
garawso
-garawsaday / garawsatay: (v) receive officially; accept (aak-sapi) ~ garayso, garwaaqso
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
garwaaqso
-garwaaqsaday / garwaaqsatay: (v) receive officially: accept (aaksapt) ~ garayso garawso
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
ictiraaf
-ay I tay: (v) accept officially: recognize (rekegnaayz)
ictiraaf -ka: (n) recognition
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
rasmi ahaan
(adv) officially (ofi-sha-li) —aan rasmi ahayn: (adj) unofficial (an-ofi-shal); informal (in-foormal);
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
officiel
officiel, adj. - rasmi ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
officiate
/ofishiyeyt/ (v) u madaxayn (masuuliyad maamul fulin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
officinal
officinal, adj. - geedaha samaynta daawada loo isticmaalo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ufficiale
agg. - rasmi ah.
ufficiale: s.m. - sarkaal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
officialiser
officialiser, v. - dhaqan galin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
finally
/faynali/ (adv) ugu-dambayntii, aakhirkii. e.g. She finally came to the party.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
officier
officier, n.m. - sarkaal; mas'uul meel ka ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
officina
s.f. - hooso.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
officine
officine, n.f. - meelaha farmashistayaalku aay daawada ku uruuriyaan ama ku gadaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
racially
/reyshali/ (adv) jinsi ahaan (ummad ahaan markii la eego).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
officieux
officieux, adj. - aan rasmi ahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
officious
/ofishas/ officiously; (adj) qof inuu wax amro jecel (inuu wax u madaxeeyo jecel).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
specially
/speshali/ (adv) 1. gaar-ahaan (siiba) 2. loogu tala galay.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Efficiency
Karti
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
efficiency
/ifishensi/ (n) wax-qabad fiicni.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Efficiency
Karti
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
especially
/ispeshali/ (adj) gaar-ahaan, khaas-ahaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
originally
/orijanali/ (adv) 1. bilowgii (asalkii hore) 2. sidii hore.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unofficial
/anofishal/ (adj) 1. aan-saas loo arag (aan sida-badan muuqan). 2. aan-rasmi ahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
potentially
/patenshali/ (adv) ixtimaal ahaan (sida imaan karta ama suuroobi karta).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
principally
/prinsapli/ (adv) 1. asal ahaan (ugu-horayn) 2. mabda ahaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sufficiency
/safishansi/ (n) kaafi (fillaansho).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ufficialmente
avv. - rasmi ahaan.