off-white
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
off-white
/of-wayt/ (adj) midab aan caddayn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
boosay
m. n., [abstract] tan, off-white, beige color (of a horse)
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
cawiif
m. n., [abstract] off-white (color)
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Cawiif
nickname-m off-white (color)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boosay
bw: boos
cf: bood
de: tan, off-white, beige color (of a horse)
lx: boosay
pd: (-ga)
ps: n0-m-abs
key: boosay
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cawiif
de: off-white (color)
lx: cawiif
pd: (-ka)
ps: n2-m-abs
key: cawiif
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
off-side
hobsayd
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
office
/ofes/ (n) xafiis. officer/ofesar/ (n) 1. sarkaal (ciidamada) 2. qof jago muhiim ah haya (dawladda).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
office
office, n.m. - xil.
bureau - xafiis.
d'office - iyadoo aan la iswarsan khasab laga dhigo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
office
n., (place, ...) xafiis, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
offrire
v.tr. - ku deeqid, siin, u hibeyn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
offside
/of-saydh/ (adj) 1. banooniga oo khadka ciyaarta ka baxa (fooro-gacan) 2. baabuur khadkiisii ka baxa.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Offside
Dusmo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
affinité
affinité, n.f. - xidhiidh; cilaaqaad laba qof ka dhexeeysa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
off-hand
/off-haandh/ (adv) 1. isla markaas (aan u fakarid iyo isu diyaarin midna lahayn). 2. xushmad iyo tixgelin la'aan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
officine
officine, n.f. - meelaha farmashistayaalku aay daawada ku uruuriyaan ama ku gadaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
offshore
/of-shoor/ (adv) biyaha badda ee xeebta xiga.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Off shore
Xeeb ka jeed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
offensive
/ofensiv/ (adj) 1. la qoonsan karo (hadal ama wax gef ah) 2. hujuumid (weerarid).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Offensive
Weerar, qadaf
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
offensive
offensive, n.f. - dagaal ku qaadid si cadawga loo eryo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
officiate
/ofishiyeyt/ (v) u madaxayn (masuuliyad maamul fulin).