odaygeeriba'ay
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
odaygeeriba'ay
-ga: (magac, lab, keli) cayayaan cawlan oo luga dhaadheer oo hangarallaha u eg.
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bangeeriyaad
m.l (-dyo, m.dh) Shuban ka yimaadda qofku marka uu dhimanayo.
waa la naqliyay ✓
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
bangeeriyaad
m.l (-dyo, m.dh) Shuban ka yimaadda qofku marka uu dhimanayo.
waa la naqliyay ✓
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
maageeritaan
-ka: (magac, lab, keli) eeg maageerid.
waa la naqliyay ✓