obstructionnisme
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obstructionnisme
obstructionnisme, n.m. - qalalaasayn; arbushid; qasid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protectionnisme
protectionnisme, n.m. - mabda' ku salaysan in tacab soo saarka qaranka (beeraha, warshadaha, beecmushtarka) laga dhawro tartanka shisheeyaha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
isolationnisme
isolationnisme, n.m. - ka go'id dunida inteeda kale.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perfectionnisme
perfectionnisme, n.m. - ku xeel dheeraanshiiyo siyaado ah.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Destruction Fire
Dab - Burburis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
illusionnisme
illusionnisme, n.m. - wax runta kasoo horjeeda oo la sameeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obscurantisme
obscurantisme, n.m. - aan rabin in uu wax ogaado.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exhibitionnisme
exhibitionnisme, n.m. - is qaawin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
internationalisme
internationalisme, n.m. - caalaminimo.