obsess
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
obsess
/obsees/ obsessed; (v) wax maskaxda mashquuliya oo had iyo jeer aad ka fakartid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
jilbow
inch. v. go into ecstasy, be in trance, get enraptured, obsessed ~ infatuated
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ku mam
v. form a bad habit (e.g., smoking, drinking); be obsessed with
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ku mamman
der. [adjective] having a bad habit ~ vice; obsessed with; exceptional in ~ unusual at
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
kombaleeso
-kombaleesada: (n) [Psychiatry]: complex (kom palakis); obsession (ob-seshen); complex thought, feelings, and behavior ~ cuqdo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obsessionnel
obsessionnel, adj. - cudur ku noqosho.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jilbow
a: jidbow
de: go into ecstasy, be in trance, get enraptured, obsessed ~ infatuated
lx: jilbow
pd: (jilbooday)
ps: v3a=inch
key: jilbow
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ku_mam
de: form a bad habit (e.g., smoking, drinking); be obsessed with
lx: ku mam
pd: (mamay)
ps: v1=expr
key: ku_mam
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ku_mamman
de: having a bad habit ~ vice; obsessed with; exceptional in ~ unusual at
lx: ku mamman
pd: (mammanaa)
ps: adj-der
key: ku_mamman
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
abscess
(n) a localized collection of pus in tissues, organs, or confined spaces.
dhulax
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
abscess
/aabses/ (n) malax.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
abscess
/abses/ (n) meel bararsyng oo maly leh.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
abscess
n., dhullax, -i.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
jobless
/jables/ (adj) aan shaqo lahayn (aan shagayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
possess
/poses/ possessed; (v) 1. lahaan (yeelasho) 2. ka saa'id calayn dareen ama fikrad qofka shacuurtiisa ka xoog badiya).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
possess
v.tr., hay, hayso, laxaw; I possess, anaa leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bless
/balees/ (v) 1. u ducayn (alla u baryid) 2. barako iyo wanaag u rajayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
bless
/bles/ (v) ing do'aayow (Ilaahey ing tuughow). 2. barakaayow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
bless
v.tr., barakaday, ducay, hadee, sahal.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
obese
(adj) extremely fat; over weight.
aad u buuran
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
obese
/owbiis/ (adj) buuran (cayillan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obèse
obèse, adj. - aad u buuran (buuri ka timada cudur).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
obéso
agg. - cayilan, buuran.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
abbess
/abis/abbesses (n) naagta soorooyinka kaniisadda madaxda u ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assess
/asses/assesses, assessing, assessed; (v) qumeyn. e.g. I asked her to assess the market value of my house. They met to assess the idea of establishing a community centre.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
assess
/asses/ (v) qiimeyow. This car is assessed at $3,000.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obsédé
obsédé, adj. - fikrad ku dhag.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
obsession
/obseshan/ obsessive; (n) wax qofka ku taagan had iyo jeer, oo maskaxda aan ka faaruqin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obsession
obsession, n.f. - wax cudur qofka ku noqda, ha noqoto fikrad, jacayl iwm.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
noblesse
noblesse, n.f. - Weyni; weynaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obsèques
obsèques, n.f.pl. - xabaal (qofka marka uu dhinto oo la xabaalayo).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
possèsso
s.m. - lahaansho(da).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
confess
/konfes/ (v) qirid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
confess
v.tr., (avow) qiro, qaado.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
godless
/gadh-les/ (adj) aan ilaah-aqoon.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hostess
/hoostis/ (n) 1. marti-galiso. (n) 2. hoos-tees (gabadha rakaabka diyaaradda u adeegta).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
joyless
/jooylis/ (adj) aan farxad lahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
obscene
/obsiin/ obscenely, obscenity; (adj) fuxshi (ceeb fool-xun oo badanaa galmo ku saabsan); fisqi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obscène
obscène, adj. - eray dhaawac gaysta (gaar ahaan waxyaabaha aan lagu hadlin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
observe
/observ/ (v) 1. u fiirsasho (la daawado) 2. u hoggaansan ama raacid sida sharcigu yahay 3. wax ka dhihid (faallo ka bixin).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
observe
v.tr., indhay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
oppress
/opres/ (v) dulmin, cadaadin. oppression/opreshan/ (n) dulmi, cadaadis.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
topless
/toplis/ (adj) qaarka-sare qaawan (siiba dumar qaarka-sare qaawan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consensus
/konsensas/ (n) fikradda guud (ra'yiga laysku raaco).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
doubtless
/dhawt-les/ (adv) shaki la'aan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grossesse
grossesse, n.f. - uur.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
possessif
possessif, adj. - qof wax walba isla jecel
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
possessor
/posesar/ (n) mulkiile (qofka hantida iska leh).