objectiver
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
objectiver
objectiver, v. - laga yeelo dhab; dhab laga dhigo.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Objective
Walaxeed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
objective
/objektiv/ (adj.) 1. qof arrinta xaqiiqdeeda wax ku salaynaya ee fikradihiisa aan ku dabakhayn (adj) 2. maaddi, wax la taaban karo. (n) 3. falaha ama faacilka naxwe ahaan (n) 4. himilo, qasad, gool.
objective: /objektiv/ (n) hadaf (ulajeeddo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
objecter
objecter, v. - ka hor jeedid (wax la diido adiga oo sabab cad haysta).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
objectivité
objectivité, n.f. - dhab ahaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
objectif
objectif, n.m. - ujeeddo leh; hadaf leh; yool leh.
objectif, adj. - run ah; dhab ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
adjective
/aajaktiv/adjectives; (n) sifo; kalmad tilmaamaysa ama wax ka sheegaysa magaca.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
adjective
/aadjaktiv/ (n) eeng, sify (shey maghaaghy wal ku sheeghaw). The suitcase is blue.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
objecteur
objecteur, adj. et n. - qofka wax kasoo horjeeda.
objecteur de conscience - qofka diida in uu tababar militari qaato.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
objection
/objekshan/ (n) diidmo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
objection
objection, n.f. - diidmo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invectiver
invectiver, v. - hadal xumi; aflagaadayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
subjective
/sabjektiv/ (adj) 1. shakhsi ahaan ah (sida fikradda qofka ee shakhsi ahaaneed). 2. macnawi (macna ahaan u jira aanse maaddi ahayn oo aan la taaban karin).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Subjective
II-Daneed ku eegid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
objectivement
objectivement, adv. - run ahaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
objectivisme
objectivisme, n.m. - aaminid wax jira.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
objectiviste
objectiviste, adj. - la aamino wax jira.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conjecturer
conjecturer, v. - Malayn; Male.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Connectives
Isku xidhayaal
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
activer
activer, v. - isku cadaadin; walaaqid; lulid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ejecter
ejecter, v. - soo tuurid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
deceiver
n., (misleader) maqaawi, -gi.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
elective
(n) subject to the choice or decision of the patient or physician; applied to procedures that are advantageous to the patient but not urgent.
doorashada daawo faa'iido u leh bukaan socodka aseen degdeg ahayn, go'aamiyayna qofka bukaa ama dhakhtarkiiso
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
elective
/ilektiv/ (adj) doorasho ah (la doorto).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
injecter
injecter, V. - durid; mudid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
observer
/observar/ (n) daawade (qofka wax ka qayb qaata, daawasho keliya).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
observer
observer, v. - imtixaamid; eegid; ilaalin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obstiner
obstiner, s'..v. - isku xidha fikrad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
receiver
/risiivar/ (n) 1. qaybta teleefoonka dhegta la saaro luguna hadlo 2. booli qariye (qofka hanti la soo xaday haysta) 3. qofka sharcigu u xilsaaro maamulidda arimaha qof musallifay.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Receiver
Sagac
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
defective
/dhifektiv/ (adj) cillaysan (dhantaalan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
detective
/dhitektiv/ (n) dembi-baare, siiba boolis ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
directive
/dharaktiv/ (n) amar-rasmi ah.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
effective
(adj) producing the intended result.
natiijo waxtar leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
effective
/ifektiv/ (adj) 1. saamaynaya, sidii la rabay wax-utaraya (adj) 2. xaqiiqi ah (ficil ahaan u jira). 3. dhaqan galaya. e.g. The new rules become effective next year
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
invective
invective, n.f. - hadal kulul ama khadhaadh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
obiettivo
agg. - quman.
s.m. bartilmaameed; yool, dan; qalab ottikada la xiriira.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
selective
/silektiv/ (adj) 1. ee la xulay (ee la soo dooray) 2. xulasho badan (qof wax-doorashada ku fiican).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
collective
/kolektiv/ (adj) urursan (wadajiris).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Connective
Dabar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
corrective
/korrektiv/ (adj) saxaya (saxniin ah).
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
object (n)
wuli
walax
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
object (v)
hardhi dhekaal
diidmo
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Consecutive
Isku xiga
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consecutive
/konsekativ/ (adj) isku xiga.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Insectivore
Cayayaan quute
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insectivore
insectivore, adj. - xayawaanka cayayaanka cuna.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Projectiles
Gantaalo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prospective
prospective, n.f. - cilmiga barashada waxa soo socda iyadoo oo la cuskanayo cilmiga dhaqaalaha iyo sayniska
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
confectionner
confectionner, v. - samayn; suubin; la sameeyo; wax soo saar; samayn qalabaysan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
objectionable
/objekshinabal/ (adj) wax xun oo in la diido mudan.