nuit
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nuit
nuit, n.f. - Habeen; Cawo; Caawa.
pendant la nuit - Habeenka dhexdiisa.
de nuit - Habeen walba; habeenkii dhacaba (la qabto).
boite de nuit - Meesha habeenkii lagu tunto.
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Habeen wanaagsan
bonne nuit.
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Habeen-ka
nuit.
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Habeenimo
la nuit.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
boite
boite, n.f. - Shandad; Sanduuq.
boite aux lettres - sanduuqa boostada.
boite de nuit - Meesha habeenkii lagu tunto.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nit
/nit/ (n) qindhicil (ugaxda injirta).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Nut
Xejiye
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
nut
n., (cocoa-nut) naarajiin, -ti; earth nut (arachis), loos, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cuit
cuit, adj. - Kari bisaylis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
huit
huit, adj. num. - sideed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
quit
/kwit/ (v) 1. joojin (iska deyn) 2. ka tegid (shaqo ka tegid, ka ruqsaysasho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
quit
v.tr., daa, nac.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
suit
/suut/ (n) 1. suud (dharka isku-jooga ah, ee khoodh iyo surweel is-wata ah) (n) 2. dacwo-maxkamadeed (kiis-maxkamad lala fuulo) (v) 3. ku habboon (v) 4. qancinaya (ku fiican).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
suit
v.tr., (be fitted to) le'eg; it suits me, waa i le'eg yahay; it suits you, waa ku le'eg yahay; n., suit at law, arrin, -ti, gar, -ti; a man gaining the suit, nin gar leh; a man losing the suit, nin gar la'.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enduit
enduit, n.m. - lagu subko.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
minuit
minuit, n.m. - saqbadh; habeenbadh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nudité
nudité, n.f. - Qaawanaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nuitée
nuitée, n.f. - Xilli degmo hoteel oo go'an sida habeen iyo malin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
audit
/oodhit/audits, auditing, audited; (v) xisaab hubin. (ama xisaabi xil maleh samayn) ; jeegarayn in si sax ah wax loo xisaabay. e.g. I am expecting to be audited this year.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Audit
Kormeer
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
bruit
bruit, n.m. - Buuqaya; qaylinaya; buuq badan ama qaylo badan; Dhawaaq; Jabaq; Sangadh; Caafimaad-qab; Qiyaasta dhererka hoos ee badda iwm.
bruit strident - Qaylada dhuuban.
bruit sourd, mat - Shanqadh yar; sida wax mel jilicsan ku dhacay oo kale.
bruit qui court (on-dit) - war aan rasmi ahayn ee dadku isla dhex maraan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
built
/bilti/ eeg build
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
built
a., dhisan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
cubit
n., (measure) dudun, -ki.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Fruit
Midho
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
fruit
(n) a sweet and fleshy part of a plant, served as food, such as oranges, apples, grapes, plums, and bananas.
khudrad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fruit
/fruut/ (n) 1. miro, sida tufaaxa, mooska, liinta iwm. (n) 2. natiijo, waxdheef
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fruit
fruit, n.m. - miro; midho; khudrad
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fruit
n., midh, -ki, qadab, -ki, arah; eat fruits, qadabayso; a fruit eater, qadabaysato, -adi, nin qadabaysato ah; a seeker of fruits, arah doonato, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fuite
fuite, n.f. - cararidda; fakadka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
guilt
/gilt/ (n) dambi, eed, gabood-fal. e.g. Why do people who do something wrong try to pin the guilt on someone else?
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
guilt
n., xujad, -di, tacsiir, -ti.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Nudid
(Nudid-da)
Wax wax ka dhinmeen ama qabyoobey ama go'ay ama gaabtay, wax lagu laro ama lagu dabakaro oo lagu dheereeyo ama lagu weyneeyo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
nudid
m.f.dh eeg nud².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
nudid
-da: (magac, dhedig, keli) shey gaabtay wax ku ladhid oo ku dheerayn. Dufka kebdaha qaarbaa nudid loogu tala galaa. Dh: ladhid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
nugid
-da: (magac, dhedig, keli) nabid oo wax meel aad ugu cadaadin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
nugis
-ta: (magac, dhedig, keli) meel ku nabid oo ku cadaadin. Dh: nugid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nuire
nuire, v. - Dhaawicid; Qoomis.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
nuòto
s.m. dabaal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
puits
puits, n.m. - ceel; god
puits de pétrole - ceelka saliida caydhiin laga qodo
puits de science - qof caalim ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
quiet
/kwayat/ (adj) xasillan (degan, aan buuq iyo qaylo toona lahayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
quiet
a., aamusan; be quiet, aamus, aamusnaw; v.c., aamusi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
quite
/kwayt/ (adv) 1. si buuxda (gebi ahaan) 2. ilaa xad (ilaa heer, ugu dhawaan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
quoit
n., (palet) liif or luuf, -ki; play at quoit, luuf, liif la cayaar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
subit
subit, adj. - si lama filaan ah; kediso
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
suite
/swiit/ (n) 1. cuntub (cutub, is-wad leh) (n) 2. qolal isla-socda (sida qol iyo barsad ama in ka badan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
suite
suite, n.f. - taxan (aan is beddelin); isku xidhiidhsan
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
unfit
a., ma galo.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Annuity
Gugiiba
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conduit
conduit, n.m. - Tuumbada ama qasabadda weyn ee biyaha ama korontada la dhex mariyo dhuun; qasabad; Tuubo,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ensuite
ensuite, prép. - ku xiga; dabadeed; kadib (mar dambe).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inquiet
inquiet, adj. - walbahaar; cabsi ka qaba
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intuito
s.m. - fahma horeed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inusité
inusité, adj. - lismid la'aan; is xoqid la'aan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nullité
nullité, n.f. - Qof aan muhiim ahayn ama aan la qaddarin; wax aan macno lahayn.