noole jirro-dhaliye
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
noole jirro-dhaliye
m.l (-yayaal, m.l/dh) (baayoloji) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama geed ama qof oo cudur u keena.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
noole jirro-dhaliye
m.l (-yayaal, m.l/dh) (baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama geed ama qof oo cudur u keena.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
batoojin
m.l (daawo) eeg noole jirro dhaliye.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
batoojin
m.l (daaw.) eeg noole jirro dhaliye.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
lid-jidh-dhaliye
m.l (-yayaal, m.l/dh) (baayoloji) Walax kasta oo uu jidhku u arko walax qalaad, sidaa darteed uu ka bixiyo jawaab is kabaxeed.