ereyga

nom, n. m.

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

nom, n. m.

DHAN
1

nom, n. m. - Magac; magac bixin; Naxwada.

2

quel est ton nom? - Magacaa?

3

nom de famille - Magac uu qof caan ku yahay ama looga yaqaan qoyskooda.

4

sans nom - Magac ma leh; magac aan haysan; aad u xun in la magacaabo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

écrou, n. m.

DHAFANDHAAF

écrou, n. m. - bool wax lagu xidho.

waa la naqliyay ✓