no place
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
no place
/no plays/ (adv) meelna nor/noor/ (conj) midnaba (marnaba).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
someplace
/sam-pleys/ (adv) meel-uun (meel aan la ogeyn weli).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
place
/pleys/ (n) 1. meel (kob) (v) 2. meel dhigid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
place
place, n.f. - meel; faras magaalo.
espace occupé par gqchose - meel wax yaalaan
emploi - shaqada.
perdre sa place - shaqadii laga saaray.
demeurer en place - meeshiisa aan ka dhaqaaqin.
ne pas tenir en place. - dhaqdhaqaaq badan sameeya; socsocod badan.
prendre la place de - qaadasho qof kale booski
à la place de - badalki; meeshií.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
place
n., meel, -shi, hal, -ki, hag, -gi; in another place, meel kale; put everything in its right place, wax walba meeshiisa hagagsan dhig; there is no place for them, meel uma hayno; in all places, meel walba; in some place, meel un; the first place to him, meesha ugu sarraysa isagaa leh; a place trodden by camels, gelgelin; a place out of reach, harar, -ti; a place in which to hide stolen articles, rar, -ti; place in a boat, sallax, -i; a clean place become dirty, sabo, -di; a place prepared on a camel for small children, guro, -adi.
place, v.tr., dhig; place on, saar, rar; place for yourself, dhigo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
solace
n., tudhaad, -di, tudhniin, -ki.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
noolane
-ha: (magac, lab, keli) qof yaraanntiisii bukaan ahaa oo hagaasay. Dh: hagaas.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
replace
/ripleys/ (v) 1. meeshiisii ku celin (booskii hore dib ugu celin) 2. beddelid (shay kale ama qof kale booskiisii ku baddalid).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
còmplice
s.m. - kalkaaliye dambiile.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
displace
/dhispaleys/ (v) bara-bixin; booskiisii ka qaadid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
misplace
/misplays/ (v) 1. qof ama shay aan u qalmin, wanaag ka aamin sanaan (wanaag u hayn) 2. meel khaldan dhigid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
necklace
/nek las/ (n) sil-silad (silsil ama kuul luqunta lugu xirto).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
necklace
n., qoorxidh, -ki, kuul, -shi, jilbad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
populace
/popyalas/ (n) dad-weyne (jamhuur).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
populace
populace, n.f. - dabaqada hoose ee dadwaynaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
complacent
/kampleysant/ (adj) isku-qanacsan (is-cajabiyey).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
compliance
/complaayans/ (n) addeecid (u hoggaansamid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
compliance
n., oggolaan, -ti.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
compilare
v.tr. - qorid xogtaxyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fireplace
/faayar-palays/ (n) dab-shidka kullaalka ee derbiga guriga dhexdiisa ah ku-yaal, oo laga isticmaalo dhulalka qaboow.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inoculare
v.tr.- tallaalid (dawo).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
inoculate
(v) to inject a substance into a person to produce an immunity against a disease.
talaalis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
remplacer
remplacer, v. - cusboonaysiin; dib u cusbonaysiin; dib u dhigid (walax ama shay)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
complacency
/kampleysansi/ (n) is-cajabin (isku-qancis).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Fowl Plague
Daacuum Shimbirood