niyadxumow
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyadxumow
f.mg3 (-maaday, -maatay) la-mid: niyaxumow.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
niyadxumow
inch. v. be sad, get depressed
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
niyadxumow
(fal) quuso oo rajo beel.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
niyadxumow
de: be sad, get depressed
lx: niyadxumow
pd: (niyadxumaaday)
ps: v3a=inch
key: niyadxumow
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyadxumo
m.dh la-mid: niyaxumaan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
niyadxumo
f. n., [compound] sadness, depression
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
niyadxumo
-niyadxumada: (n) disappointment (disa-pooynt- ment); demoralization (di moor 'alazeey-shin), depression (di-paree shin); unhappiness ~ niyadjab, niyajab
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
niyadxumo
da: (magac, dhedig, keli) niyad aan. wanaagsanayn iyo quus la muujiyo. Li: niyadwanaag, niyadsami.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
niyadxumo
a: niyaxumo
de: sadness, depression
lx: niyadxumo
pd: (/da)
ps: n-f-cmp
key: niyadxumo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyaxumow
f.mg3 (-maaday, -maatay) 1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. la-mid: niyadxumow.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
niyaxumow
f.mg3 (-maaday, -maatay) 1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. m.f.dh, niyaxumaansho. la-mid: niyadxumow.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
niyaxumow
inch. v. be sad, get depressed
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
niyaxumow
de: be sad, get depressed
lx: niyaxumow
pd: (niyaxumaaday)
ps: v3a=inch
see: niyadxumow
key: niyaxumow
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyaxumo
m.dh la-mid: niyaxumaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyadxumi

niyadsamow
f.mg3 (-maaday, -maatay) la-mid: niyasamow.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
niyo xumow
v. feel bad (emotionally)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
niyo_xumow
cf: niyad xumee
de: feel bad (emotionally)
lx: niyo xumow
pd: (xumaaday)
ps: v3a=expr
key: niyo_xumow
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ka niyadxumow
v. be displeased ~ disappointed about someone
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_niyadxumow
de: be displeased ~ disappointed about s.o.
lx: ka niyadxumow
pd: (niyadxumaaday)
ps: v3a=expr
key: ka_niyadxumow
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ku niyadxumow
v. become disappointed over; get pessimistic about
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ku_niyadxumow
de: become disappointed over; get pessimistic about
lx: ku niyadxumow
pd: (niyadxumaaday)
ps: v3a=expr
key: ku_niyadxumow
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
niyad xumee
v. cause to feel bad, hurt someone's feelings
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
niyad_xumee
de: cause to feel bad, hurt s.o.'s feelings See also: niyo xumow
lx: niyad xumee
pd: (xumeeyey)
ps: v2b=expr
key: niyad_xumee
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyadxumaan
m.dh la-mid: niyaxumaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
niyadxumaan
-ta: (magac, dhedig, keli) uurxumaan iyo rajala'aan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyadxun
f.mg4 (-umaa,-umayd) la-mid: niyaxun.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyaxumi
m.dh la-mid: niyaxumaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyadsamo
m.dh la-mid: niyasamaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
niyadsamo
-da: (magac, dhedig, keli) eeg niyadsami.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyasamow
f.mg3 (-maaday, -maatay) Xumaan iyo xiqdi jirtay illaabid. la-mid: niyadsamow.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
niyasamow
f.mg3 (-maaday, -maatay) xumaan iyo xiqdi jirtay illaabid. m.f.dh, niyasamaansho. la-mid: niyadsamow.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
afxumow
f.mg3 (-maaday, -maatay) Wax afxun noqosho (qof).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afxumow
(fal) hadal aan hufnayn ku hadal.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyaxun
f.mg4 (-maa, -mayd) 1. Qof aan daacad ahayn ahaansho. 2. Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. la-mid: niyadxun.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
niyaxun
f.mg4 (-maa, -mayd) 1. Qof aan daacad ahayn ahaansho. 2. Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. m.f.dh, niyaxumaan. la-mid: niyadxun.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
aayaxumo
m.dh la-mid: aayaxumaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
aayaxumo
-da: (magac, dhedig, keli) mustaqbal iyo rajo xumaan; aayatiin la'aan. Dh: aayodarro.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
niyadsmi
m.dh Caloolsami.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyasamo
m.dh la-mid: niyasamaan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
niyasamo
f. n. good spirits, good mood
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
niyasamo
-niyasamada: (n) goodwill (guud-wil); friendliness; benevolence (benee va-lansi)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
niyasamo
de: good spirits, good mood
lx: niyasamo
pd: (/da)
ps: n-f
key: niyasamo
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
niyad xun
(adj) low spirit; moody (muu'dhi); gloomy (guluumi)
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyadsami
m.dh la-mid: niyasamaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
niyadsami
-da: (magac, dhedig, keli) niyad wanaag iyo qalbi furan lahaan. Niyadsamidu nolosha way hagaajisaa.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
basarxumow
f.mg3 (-maaday, -maatay) Qof aan basar wacan lahayn ahaansho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
camalxumow
inch. v. be bad-tempered
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
camalxumow
de: be bad-tempered
lx: camalxumow
pd: (camalxumaaday)
ps: v3a=inch
key: camalxumow
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyaxumaan
m.f.dh eeg niyaxun. la-mid: niyadxumaan, niyadxumaansho, niyadxumi, niyadxumo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
niyaxumaan
-ta: (magac, dhedig, keli) eeg niyadxumaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
anshax-xumow
f.mg3 (-maaday, -maatay) Qof anshax-xun noqosho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niyadsamaan
m.dh la-mid: niyasamaan.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Niyadsamaan
Buona volontà
Good-will
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
niyadsamaan
-ta: (magac, dhedig. keli) qalbi furnaan. Dadka nyadsamaan kula dhaqan