niveau
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
niveau
niveau, n.m. - Heer.
placer à un niveau supérieur - Kusoo jiidanaya; Kor u qaadid; dallacsiin.
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Heer-ka
niveau.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
degré
degré, n.m. (mesure d'angle) - Qiyaas lagu giyaaso xaglaha; digrii.
marche - Jaranjaro
niveau - Heer.
degré d'instruction - Wax la qori karo lana akhriyi karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vie
vie, n.f. - nolol
donner la vie à un enfant - dhalid.
être en vie - noolaanhso.
avoir la vie dure - nolol adag ku nool.
question de vie ou de mort - geeri ama nolol.
sauver la vie à quelqu'un - qof badbaadin.
déborder de vie - qalqaali.
pour la vie - illaa iyo waligeed; inta la noolyahay.
à la vie, à la mort - walaalnimo ilha laga dhinto.
pension à vie - gargaar loo fidiyo dadka dhiillado kasoo gaadho dagaalada.
nommé à vie - magacaabid qof loo magacaabo darajo ilaa uu ka dhinto.
changer de vie - nolol badalasho.
mauvaise vie - dhiillo; tuugnimo; nolol xun.
femme de mauvaise vie - dhiillo.
niveau de vie - heer nololeed.
gagner sa vie - nolol yowmeedkiisa shaqaysta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
caniveau
caniveau, n.. - Saaqiyad; Gacan (ka biyuhu maraan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nouveau
nouveau, adj. - Cusub; Daray ah.
relier de nouveau - Isku xidhid mar labaad.
remplir à nouveau - Buuxin mar labaad; Dib u buuxin.
à (de) nouveau - Mar kale; Hab cusub; Si cusub.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
veau
veau, n.m. - wayl (ilmaha yar ee lo'da).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
neveu
neveu, n.m. - Ilmaha adeerka ama abtiga loo yahay; ilmaha uu mid walaalka ama walaashii dhashay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ciseau
ciseau, n.M. - Maqas
ciseau à bois - Qalab wax lagu jaro (Birta)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nazeau
nazeau, n.m. - Dul; Daloolka sanka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
oiseau
oiseau, n.m. - shimbir; haad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pipeau
pipeau, n.m. - fiilo-fiilada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rideau
rideau, n.m. - daah (ilxir); marada lagu shaqlo iridda iyo daaqadaha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cerveau
cerveau, n.m. - Maskax.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ciseaux
ciseaux - Magas; mangas; Ka dharka marka la tolayo lagu jarjaro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
give up
/giv ap/ (v) 1. quusasho, ka-raja dhigid. e.g. I can't understand this question, so I think I'll give up. (v) 2. joojin, iska-dayn. e.g. You must give up smoking.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
naïveté
naïveté, n.f. - Daacadnimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
niveler
niveler, v. - simid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pinceau
pinceau, n.m. - burushka wax lagu riinjiyeeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poireau
poireau, n.m. - geed khudrad ah oo midabkiisu cagaaran yahay gudihiisu caddahay oo maraqa lagu samaysto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
univers
univers, n.m. - caalam; kown; koon.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nouveauté
nouveauté, n.f. - Cusubnimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
renouveau
renouveau, n.m. - cusboonaysiinta
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Universal
Caan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
universal
/yuunaversal/ universally; (adj) 1. guud ahaan (jamac ahaan) (adj) 2. caalami ah (caalamkoo-idil ah).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Universal
Caalami