nin-laxoreeye
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
nin-laxoreeye
m.l (niman ..., m.l) (taar.) waqtiyadii hore addoonka marka la xoreeyo, beertiisa wuu falan jirey xorna wuu ahaa; xoryeel.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
nin la xoreeye
m.l (niman ..., m.l) (taar.) Waqtiyadii hore addoonka marka la xoreeyo, beertiisa wuu falan jirey xorna wuu ahaa; xoryeel.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ninlagigey
-da: (magacwadareed) xiddigo si qurxoon cirka ugu teedsan oo Soomaalidu ku sheegto inay yihiin sawirka ninkii dilay hashii Nebi Saalax oo xilliyadana lagu xisaabsado. Dh: ninla'gigay, gurayhabaarqabe.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
indhacaseeye
m.l (daawo) Cudur dadka ku dhaca oo casaan ka dhiga midabka indhaha.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
indhacaseeye
m.l (daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo casaan ka dhiga midabka indhaha.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
indhacaseeye
m. n., [collective] jaundice
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
indhacaseeye
-indhacaseeyaha: (n) yellowish discoloration of the whites of the eyes; jaundice (joon-das); icterus (iktaras)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
indhacaseeye
-ha: (magac, lab, keli) cudur dadka ku dhaca oo casaan ka dhiga midabka indhaha.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
indhacaseeye
a: indhacagaarshe
de: jaundice
lx: indhacaseeye
pd: (/ha)
ps: n0-m-col
key: indhacaseeye
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
nirgasameeye
-ha: (magac, lab, keli) eeg nirgadhoob.